Xiddig Ka Tirsan Tottenham Oo Shaaciyey In Tegayo & Kooxda Uu Ku
Tottenham Hotspur ayaanay sugnayn mustaqbalka xiddigo dhawr ah xilli ay kooxdaasi u degtay kaalinta toddobaad oo ay ka qayb-geli doonaan tartan aanay cidina doonayn in ay ciyaarto oo dhowaan la sameeyey, loona arko in uu yahay mid bahdilaad ku ah naadiyada waaweyn.Weeraryahanka reer England ee Harry Kane ayaa ahaa ciyaartoyga ugu weyn ee hadal-hayntu ka taagnayd, isla markaana dhowaan bixiyey waraysi uu shaki ku geliyey mustaqbalkiisa, isla markaana ka farxiyey Manchester City iyo Manchester United.Laakiin hadda waxa soo…