VIDEO: Bruno Fernandes Oo Oohin La Fadhiistay Garoonka Dhexdiisa
Xiddiga reer Portugal ee Bruno Fernandes ayaa ilmada xajisan kari waayey markii ay soo dhamaatay ciyaarii finalka Europa League ee ay guul-darradu kasoo gaadhay Manchester United, taas oo ay Villarreal kaga qaadday rikoodheyaal.Manchester United ayaa ahayd kooxda loo saadaalinayo in ay ku guuleysanayso Europa League, waxaana haddii ay hanan lahayd ay soo afjari lahayd afar sannadood oo ay ku jirtay abaar koobab la’aan ah, laakiin kooxda tababare Unai Emery ee Villarreal ayaa rikoodheyaal 11-10 ah kaga qaadday.Halka Man…