Hordhac: Man City vs Chelsea, Xogta Kulamadoodii Hore, Wararkii U
Finalka Champions League ayay caawa foodda isku darayaan labada kooxood ee Ingiriiska ah ee Manchester City iyo Chelsea, kuwaas oo magaalada Porto ku kala qaadi doona koobka.Pep Guardiola iyo Thomas Tuchel ayaa markii saddexaad muddo kooban iska hor-imanaya, waana kulankoodii ugu weynaa iyo koobkii ugu horreeyey ee ay si toos ah ugu dagaallamayaan marka ay magaalada Porto caawa albaabada iskugu xidhaan garoonka Estadio do Dragao.Chelsea ayaa guuleysatay labadii jeer ee ugu dambeeyey ee ay labadan kooxood iska hor yimaaddeen,…