Ancelotti Oo Xiddigii Ka Dhaqaaqayay Everton Kasoo Qaadanaya, Arsenal
Weeraryahanka reer Ivory Coast ee Wilfried Zaha oo 28 jir ah ayaa u sheegay Crystal Palace in uu doonayo in uu iskaga tago ka hor inta aanay kooxdu dib ugu soo laabanin tababarka ay ugu diyaar-garoobayso xilli ciyaareedka dambe. (Times)Tottenham ayaa qarka u saaran in ay tababaraheeda u magacowdo Antonio Conte, waxaana sidoo kale imanaya Fabio Paratici oo Juventus ka tegay oo noqonaya agaasimaha ciyaaraha ee kooxdaas. (TalkSports)Heshiiska Conte iyo Tottenham ayaa ku kacaya £15 milyan oo Gini oo mushahar ahaan uu u…