Xog: Sababta ay maamullada qaar usoo magacaabi la’yihiin gud…
Muqdisho (Axadle) – Saddex ka mid ah maamul goboleedyada dalka ayaa ka caga jiidaya inay u gudbiyaan xafiiska ra’iisul wasaare Rooble liiska guddiyada doorashooyinka heer gobol iyo heer federal si loo dedejiyo arrimaha doorashada.
Dowlad goboleedyada Jubaland iyo Puntland ayaa noqday maamuladii u horeeyay ee soo magacaabay xubnihii guddiyada doorashada, maalmo un kadib markii Caasimadda Muqdisho lagu saxiixay heshiiskii doorashada.
Hase yeeshee…