Real Madrid, Barcelona & Juventus Oo LABA Sannadood Laga Mamnuucayo

Xidhiidhka kubadda cagta Yurub ee UEFA ayaa tallaabo anshax marin ah ka qaadaya kooxaha Real Madrid, Barcelona iyo Juventus oo diiday in ay ka baxaan tartanka Super League ee ay naadiyadii kale ee la samaystay dhamaantood iskaga baxeen.Labada kooxood ee reer Spain oo lagu daray Juventus, waa saddexda kooxood ee kaliya ee ku hadhsan mashruuca fashilmay ee Super League, iyadoo sagaalkii naadi ee kale ay hore u shaaciyeen in ay ka laabteen mashruucaas kaddib mudaharaadyo kaga yimid taageereyaasha iyo culaysyo ay saareen UEFA,…

Waa Immisa Lacagta Ay CAAWA Helayaan Manchester United Iyo Villarreal

Manchester United iyo Villarreal ayaa finalka Europa League ciyaaraya, waxaana finalkii shanaad ee Ole Gunnar Solskjaer uu keeno kooxdan ee aanu marnaba ku guuleysanin wax koob ah, laakiin Unai Emery ayaa saddex jeer oo hore soo qaaday koobakn.Labada kooxood ayaa caawa la guddoonsiin doonaa abaal-marino iyo lacago, waxaana sida la fahmi karayo badsan doonta kooxda ku guuleysta koobka, waxaananu halkan idiinku soo gudbinaynaa wax kasta oo aad uga baahan tahay abaal-marinta lacageed ee ay heli doonto Manchester United ama…

Hordhac: Villarreal vs Man United – FINALKA Europa League, Xogta

Ole Gunnar Solskjaer ayaa rajaynaya in Manchester United uu u qaado koobkiisii ugu horreeyey isagoo tababare ah, isla markaana uu garaaco Villarreal oo ay caawa  ku ballansan yihiin finalka Europa League.Kaddib afar final oo xanuun badnaa oo guul-darrooyin kasoo gaadheen, ayna ku jirtay finalkii tartankan ee xilli ciyaareedkii hore ee Sevilla ay semi-finalkii kusii dhaaftay, Manchester United ayaa mar kale taagan final iyadoo uu waliba hoggaaminayo tababare Solskjaer, waxaanay markan sidii doorarkii hore ay yihiin kooxda loo…

Swan oo madaxda ku shirsan Muqdisho uga digay waxa dhici kar…

New York (Axadle) – Wakiilka xoghayaha guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa sheegay inay qasab tahay in shirka wadatashiga ee Muqdisho ka socda uu dhaliyo heshiis horseedi kara in dalka doorasho looga qabto waqtiga ugu gaaban ee ugu macquulsan. “Heshiis la’aan, iyo daacadnimada iyo niyad-wanaagga lagu fulinayo, guulihii la gaaray sanadihii tegay waa ay lumi doonaan, taasi oo keeni karta amni iyo xasillooni darro dheeraad ah,” ayuu ka…

In Mali “we are moving from a civilian transition

The powerful man of Malian power, Colonel and Vice President Assimi Goïta, returned on Tuesday in a statement on the reasons why the army arrested the president and prime minister. But what do we know about the reasons for this coup? Was the Vice President right to make such a decision and what does it reveal about the Malian transition? To talk about it, our guest is Bréma Ely Dicko, a sociologist and…

after Assimi Goïta yesterday, the mediation of ECOWAS

ECOWAS mediator Goodluck Jonathan arrived in Bamako yesterday, Tuesday 25 May in the afternoon, to try to unblock the crisis caused by the new coup by the Putchists in August 2020. Discussions were held. Started last night last Tuesday in Bamako, between Goodluck Jonathan and his delegation on one side, and on the other, members of the ex-junta.…

opening of the Yumbi Massacre,

In Kinshasa before the High Military Court, the trial against the Yumbi massacres opened in December 2018 yesterday, Tuesday 25 May. As soon as the first hearing began, the civilian parties and the defense lawyers requested the postponement. What the court approved. with our correspondent in Kinshasa, Kamanda wa Kamanda…

Xog: Hal arrin oo Guudlaawe ka hor-taagan in uu heshiis la g…

Beledweyne (Axadle) – Ilo wareedyo ka tirsan xafiiska Madaxweynaha HirShabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa sheegay in Madaxweynaha HirShabeelle uu dhowr jeer isku dayay in uu la heshiiyo Beesha Xawaadle oo diidan maamulkiisa laakiin uu la kulmay caqabad ilaa hadda taagan.  Xubnahaan ka tirsan xafiiska Madaxweynaha ayaa sheegay in Madaxweyne ku-xigeenka HirShabeelle Yuusuf…

Xog: 130 ka mid ah ardayda Muqdisho oo halis ugu jira inay i…

Muqdisho (Axadle) – Axadle ayaa xaqiijisay in ugu yaraan 130 arday ah oo ku nool Caasimadda Muqdisho ay wajahayaan halis weyn oo ay uga baaqan karaan Imtixaanka Qaranka ee dugsiga sare, kaasoo Sabtida ka billaaban doono Muqdisho.  Waaliidin badan ayaa Axadle u sheegay in ardaydooda oo Iskuulka joogay muddo aan ka yareen 12 sano in laga waayay liiska ardayda Imtixaanka galaya oo ay shaacisay Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya, markii la baarayna ay…

civil society condemns a “coup”, UNTM

Since Monday night, the president and prime minister of the transition have been held by soldiers at Kati base, a few kilometers from Bamako. On Tuesday, Colonel Assimi Goïta, Vice President of the Transition and leader of the junta who led the coup in August 2020, released them from their powers. A situation that worries several civil society organizations, as well as the largest trade union center in…