MURUGO: Xiddigii Itoobiya Ee AC Milan Oo Is-dilay, Meydkiisa Oo La
Da’yarkii sida xiddigta uga soo dhex-baxay AC Milan ee Seid Visin ayaa qudha iska jaray, meydkiisana la helay kaddib sannado faruuq, takoor iyo cunsuriyad lagu hayay.Seid Visin oo kasoo baxay kulliyadda da’yarta AC Milan, sidoo kalena kusoo dhex kacaamay naadiga Benevento, ayaa is-dilay iyadoo ay da’diisu ahayd 20 jir, waxaana maydkiisa laga helay gurigiisa ku yaalla Campania.Seid Visin ayaa ku dhashay waddanka Itoobiya oo ee uu asal ahaan kasoo jeedo, waxaana isagoo aad u da’yar loo qaaday waddanka Talyaaniga iyadoo ay soo…