Chelsea Oo Wada-hadallo La Furtay Erling Haaland & Xeeladda Ay Kaga
Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa wada-hadallo la bilowday weeraryahanka reer Norway ee Erling Braut Haaland oo Borussia Dortmund ay ku xidhay £170 milyan oo Gini.Dortmund ayaa caddaysay in aanay xagaagan iibin doonin weeraryahankan, laakiin Haaland ayaa lagu soo warramayaa in hammigiisu yahay in uu ka tago kooxdaas oo uu tallaabo hore u qaado, si uu ugu guuleysan karo koobabka waaweyn ee Yurub.Tababaraha reer Germany ee Thomas Tuchel ayaa bartilmaameedka koowaad ka dhigtay Haaland oo uu doonayo inuu hoggaamiyo afka hore ee…