Xiddigaha Soomaaliga Ah Ee Abdi Sharif Oo Ka Tegaya Liverpool –
Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa shaacisay liiska ciyaartooyo si xor ah uga tegaya xagaagan oo uu ku jiro xiddiga Soomaaliga ah ee Abdi Sharif oo u ciyaarayay kooxda da’yarta Liverpool.War-saxaafadeed ay shalay soo saartay ayay Liveprool ku sheegtay, in afar ka mid ah ciyaartoydeeda da’yarta ay si xor ah uga tegayaan kooxda kaddib markii uu soo dhamaaday xilli ciyaareedka 2020-21.Liam Coyle, Joe Hardy, Jack Walls iyo laacibka Soomaaliga ah ee Abdi Sharif ayay Liverpool sheegtay in ay iska tegayaan, iyadoo uga…