Jabuuti war kasoo saartay go’aanka Soomaaliya ee xiriirka Ke…
Jabuuti (Axadle) – Wasiirka arrimaha dibadda ee dowladda Jabuuti, Mudane Maxamuud Cali Yuusuf oo soo saaray war qoraal ah ayaa ka hadlay go’aanka kasoo baxay dowladda federaalka ee ku aadan dib usoo nooleynta xiriirka dalalka Soomaaliya iyo Kenya.
Wasiirka ayaa marka hore soo dhoweeyey go’aanka kasoo baxay dowladda Soomaaliya ee dib loogu soo celinayo xiriirka ay la laheyd Kenya, isaga oo ku tilmaamay horumar weyn.
Sidoo kale wuxuu intaasi ku…