Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka England vs Croatia – Yaa Kusoo Bilawday
Xulalka Croatia iyo England ayaa galabta iskaga hor imanaya gegida Wembley Stadium kulan ah ku celiska afar dhammaadkii koobka aduunka ee 2018 xilli ay labada kooxoodba furanayaan tartanka Euro.Xulka lagu naanayso saddexda libaax ayaa doonaya guul ay kaga aarsadaan Croatia oo wareegii afar dhammaadka ee koobkii aduunka ku reebay.Tababare Gareth Southgate ayaa shaxdii aanu idinla wadaagnay ee qishkeeda lasii helay kusoo galay isaga oo daafacyada bidix ee Luke Shaw iyo Ben Chilwell labadaba fadhiisiyay kuna ciyaaraya Kieran…