Mushaharka Ciyaaryahanadda PSG Oo Lasoo Bandhigay Kaddib Heshiiskii
Kooxda reer France ee PSG ayaa maanta shaacisay inay heshiis saddex sannadood ah la gaadhay xiddiga khadka dhexe ee reer Netherlands ee Georginio Wijnaldum oo si bilaash ah ugaga soo wareegay Liverpool, kaddib shan sannadood oo uu joogay Anfield.Georginio Wijnaldum oo mar qarka u saarnaa Barcelona ayay PSG ka hor-qaadday, kaddib markii loo bandhigay mushahar laban-laab ka badan midka ay kooxda reer Spain u ballan-qaaday.Sida uu qoray wargeyska De Telegraaf ee kasoo baxa waddanka Holland, Wijnaldum ayaa sannadkii mushahar…