SAWIRRO: Man City Oo La Gudoonsiiyay Koobkii 7aad Ee Premier League &

Manchester City ayaa maanta la gudoonsiiyay koobkoodii 7aad ee horyaalka Premier League iyagoo xilli ciyaareedka horyaalka Ingariiska ku soo xiray guul weyn oo 3-0 oo ay ka gaareen kooxda Everton.Kooxda Pep Guardiola ayaa fursad u heshay maanta inay taageerayaashooda hortooda ku qaadaan koobka horyaalka iyagoo Etihad ku dheelay kulankii ay xasuuqeen Everton ee lagu soo xirayay xilli ciyaareedka.Kevin de Bruyne ayaa kulankii maanta hogaanka u dhiibay City ka dib caawin uu ka helay Riyad Mahrez iyadoo De Bruyne uu isna…

One Major Effect Drinking Coffee Has on Your Longevity, New Study

The benefits of your coffee habit go beyond that morning perk you crave. Not only is coffee said to be good for your liver (yes, really), now brand new research is suggesting that coffee may also add years to your life. Researchers at Korea's Chung-Ang University, in collaboration with the Korea Disease Control and Prevention Agency, conducted a new study that's been published in the latest issue of the peer-reviewed Journal of the Academy of Nutrition and Dietetics. Looking specifically at their population, the study aimed…

Chelsea Oo Kaalinta 4aad Ku Dhamaysatay, Leicester Oo Lumisay Fursad

Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa usoo baxday tartanka Champions League ee xilli ciyaareedka dambe iyadoo ku dhamaysatay kaalinta afraad ee horyaalka Premier League ee xilli ciyaareedkan, waxaana kaalinta shanaad gashay Leicester City oo guul-darro kala kulantay Tottenham oo ay goolal kala  hormartay.Chelsea ayaa guul-darro 2-1 ah kala kulantay Aston Villa oo ay marti u ahayd, waxaase nasiib-wanaag caawisay Tottenham oo guul soo laabasho ah ka gaadhay Leicester City oo guul gacanteeda ku jirtay xajisan kari wayday.Horyaalka…

Qatar promises support for Libya’s unity government

Qatar promised to continue supporting Libya's internationally supported political process, which aims to end the decade-long conflict and foreign interference. "We support UN-sponsored political processes in the hope of preserving Libya's territorial integrity and preventing foreign interference in its affairs," Qatar Foreign Minister Sheikh Mohammed bin Abdulrahman Al-Thani said during a visit to the Libyan capital. "Our exchanges have been fruitful, especially in support of the transition process in…

Liverpool Oo U Soo Baxday Champions League, Sadio Mane Oo Labo Gool Ku

Liverpool ayaa xaqiijisatay booskeeda Champions League ee xilli ciyaareedka danbe ka dib markii ay 2-0 ku dardareen kooxda Crystal Palace oo marti ku aheyd garoonka Anfield taasoo keentay in Reds ay ku dhameysato kaalinta 3aad ee horyaalka Premier League.Labo gool uu labadii qeyb ee ciyaarta kala dhaliyay Sadio Mane ayay Liverpool ku xaqiijisatay inay xilli ciyaareedka danbe ka dheeli doonto Champions League, waxayna kaalinta 3aad ka galeen Chelsea oo afaraad ku dhameysatay.Garoonka Anfield ayaa xamaasad gooni ah lahaa…

Somaliland oo jawaab kulul ka bixisay go’aan kasoo baxay DF …

Hargeysa (Axadle) – Somaliland ayaa jawaab adag ka bixisay tallaabo ay dhawaan qaaday wasaaradda waxbarashada Soomaaliya, oo ay ku shaacisay liis 41 jaamacadood oo ay aqoonsatay, kuwaasi oo ay ku jireen jaamacado ku yaala gudaha Somaliland. Guddiga Tacsliinta Sare ee Soomaliland oo kulan ku yeeshay magaalada Hargeysa ayaa si adag uga hadlay arrintaas oo ay sheegen inaysan jirin wax ka khuseeya wasaaradda waxbarashada Soomaaliya jaamacadaha…

the third round of legislative elections is

This is the third election meeting to take place this Sunday, May 23, in the Central African Republic since the parliamentary elections on December 27 last year. These are the partial legislative elections in about 50 constituencies out of the 140 in the country. With our Bangui correspondent, Carol ValadeIn 42 constituencies,…

One Major Side Effect of Drinking Coconut Water, According To

For years now, coconut water brands have been thought to deliver the ultimate hydration benefits (yes, including for a hangover). That's not entirely so, a registered dietitian has just warned. If you're not sure of exactly what you're buying, coconut water can lead to one rather undesirable effect. Registered dietitian Lizzie Streit, M.S., R.D., L.D.N., has explained to Healthline that while coconut water is a natural source of minerals that provide hydration, it can have one uncomfortable effect. RELATED: The One Vitamin…

Imisa Dhibcood Ayaa Laga Jarayaa Chelsea, Halkee Ayayse Ka Geli

Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa la sheegayaa in ay suurtogal tahay in laga  jaro dhibco kaddib rabshaddii ay ciyaartoydeedu sameeyeen kulankii Leicester City ee toddobaadkii hore.Xiddigaha Chelsea iyo kuwa Leicester ayaa isku dhacay dhamaadka kulankii Stamford Bridge  ay Blues 2-1 ku badisay ee  Salaasadii, markaas oo Ricardo Pereira uu qalad ku galay Ben Chilwell, kaddibna ay ciyaartoyda labada kooxood isku dhaceen.Xidhiidhka kubadda cagta Ingiriiska ayaa labada kooxoodba ku riday ganaax lacageed, waxaana la siiyey in ay…

“We were lucky to have a lava flow

The Nyiragongo volcano, near Goma, in the eastern Democratic Republic of Congo, no longer seems threatening. Volcanologist Benoît Smets looks back on this eruption that surprised everyone, even though we knew this volcano could erupt one day or another The lava flow has ceased just before you arrive in the city. Last night,…