Madaxweynaha Jubbaland oo xil cusub magacaabay

Kismaayo (Axadle) – Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa sameeyey macaabis cusub, kadib wareegto uu soo saaray. Axmed Madoobe ayaa maanta Injineer Cabdi Xuseen Maxamed u magacaabay guddoomiyaha gudigga qaxootiga iyo barakacayaasha, sida lagu shaaciyey qoraal kasoo baxay madaxtooyada Jubbaland oo lagu faafiyey baraha bulshada ee Internet-ka. Wareegtada ayaa waxaa lagu sheegay in baahi weyn loo qabo in xal waara loo helo maareynta arrimaha qaxootiga dib u soo laabanaya iyo barakacayaasha…

Laf-dhabartii Xulka Qaranka Brazil Oo Korona Fayras Ku Dhacay &

Xidhiidhka kubadda cagta Spain ee RFEF ayaa shaaciyey in xiddig laf-dhabar u ah oo aanay sinaba uga maarmi karin uu gelayo Karantiil kaddib markii uu ku dhacay Fayraska Korona, taas  oo ka dhigan in uu seegi doono kulamada hore ee tartanka qaramada Yurub ee Jimcaha bilaabmaya.Kabtantanka Xulka qaranka Spain ee Sergio Busquets ayaa baadhitaan lagu sameeyey subaxnimadii Axaddii waxa lagu xaqiijiyey in uu qabo Fayraska Korona, waxaanay taasi keentay in laga shakiyo ciyaartoyda kale oo dhamaantood lagu sameeyo…

“Mbappe Wuxuu Joogayaa PSG, Waligayo Ma Iibin Doono, Bilaashna Kuma

Madaxweynaha kooxda kubadda cagta Paris Saint-Germain ee Nasser Al-Khelaifi ayaa ka hadlay mustaqbalka weeraryahanka reer France ee Kylian Mbappe oo la sheegayo in ay suurtogal tahay in uu xagaagan ka tago, laakiin Nasser Al-Khelaifi ayaa tilmaamay in aanu sinaba ku bixi doonin xiddigan oo uu sii joogi doono caasimadda Faransiiska.Qandaraaska Kylian Mbappe uu kula jiro PSG ayaa ku eg June 2022, taas oo ka dhigan in kaliya hal sano uu sii joogayo haddii aanu saxeexin heshiis kale, laakiin Real Madrid ayaa lala sii…

DF iyo Imaaraadka Carabta oo HESHIIS kala saxiixday

Abu Dhabi (Axadle) – Hay’adda Sirdoonka Maaliyadda Imaaraadka Carabta (UAE FIU) ayaa heshiis wada-shaqeyn la saxiixatay Xarunta Warbixinta Maaliyadda Financial Reporting Center (FRC) ee dowladda Federaalka Soomaaliya, si ay isku waydaarsadaan warbixinada iyo khibradaha, islamarkaana mas’uuliyiinta labada dhinac ay uga wada-shaqeeyaan la-dagalanka dambiyada lacagaha. Qoraal ay bahaisay wakaaladda wararka Imaaraadka Carabta ee WAM ayaa lagu sheegay in Imaaraadka ay heshiiskan la galeen Soomaaliya ayada oo ujeedka uu yahay la…

Jeneraal ZAKIYA: “Inta aan xilkan hayo ma aroosi karo” – Caa…

Muqdisho (Axadle) – Taliya ku-xigeenka labaad ee ciidamada booliska Soomaaliya Jeneral Zakiya Xuseen ayaa qortay sheeko kooban oo nolosheeda ku saabsan oo ay ugu magac dartay “Xilka iyo xubiga kala dooro”, taas oo ay uga hadleyso sababta aysan u guursan illaa iyo hadda. Hoos ka aqriso sheekada. Xilka iyo xubiga kala dooro Wiil aan asxaabo dhow nahay ayaa maalin igu yiri saaxiibeey ragg badan oo gayaankaaga ah baa guur ku soo bandhigtayee maa iska…

Aragtida Mahad Salad iyo Fiqi ee ku aadan go’aanka gudigii u…

Muqdisho (Axadle) – Mas’uuliyiin ay ka mid yihiin Xildhibaan Mahad Salaad iyo Wasiir Axmed Macalin Fiqi ayaa soo dhaweeyey tallaabada ay qaadeen guddigii wasiirrada ahaa ee faaf-reebka guddiyadaas uu u xil-saaray ra’iisul wasaare Rooble. Guddiga oo hoggaaminaayey wasiirka waxbarashada Soomaaliya ayaa shalay shaaciyey liiska 34-xubnood oo ay ku qanceen in laga saaro guddiyada doorashooyinka, kadib baaritaan dheer oo ay ku sameeyeen 67-dii xubnood…

Isbaheysiga cusub ee laga dhisay Gobaladda Waqooyi oo dejiyey qorsh…

Hargeysa (Axadle) – Xisbiyada mucaaridka Gobaladda Waqooyi ayaa shalay magaalada Hargeysa kaga dhawaaqay isbaheysi cusub oo siyaasadeed, saacado un kadib markii la shaaciyey natiijooyinkii u dambeeyay ee golaha deegaanka iyo wakiilada Gobaladda Waqooyi. Sida ay ogaatay Axadle, Isbaheysiga cusub ayaa waxa uu mideynaya xubnaha goleyaasha deegaanka iyo wakiilada Gobaladda Waqooyi ee kasoo baxay xisbiyada Waddani iyo Ucid, taasi oo ka dhigeysa inay…

who are the volunteers who defend

What has happened since the creation of the Volunteers for the Defense of the Fatherland Corps (VDP) early last year after another massacre that shocked the country, it was the VDP camp in Solhan that had to be 'first targeted by the attackers before attacking the population. When the law it creates VDPs issued in January 2020,…

The remnants of the former Zimbabwean dictator,

This is what the children of the former Zimbabwean president who died in September 2019 fear. Three of his sons are taking legal action against the verdict handed down by a traditional boss last month. The latter orders the excavation of Robert Mugabe's body that was buried in his home village because he believes that the burial site does not comply with customs. Three sons of the former dictator will meet in court on June 29. They are appealing the verdict from a traditional boss. He orders the remains of Robert Mugabe…