Shabakad isku xiran oo Al-Shabaab ah iyo sarkaakiil oo lagu …
Gaalkacyo (Axadle) – Guddoomiyaha gobolka Mudug ee maamulka Puntland, Mudane Cabdiladiif Muuse Nuur (Sanyare) ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyey howl-gal qorsheysan oo ciidamada ammaanka ay ka sameeyeen gudaha magaalada Gaalkacyo.
Sanyare ayaa wariyeyaasha u sheegay in howl-galkan lagu qabtay saraakiil iyo dagaal yahano ka tirsan kooxda Al-Shabaab oo ku dhuumaaleysanayey gudaha…