Copa America Oo La Kansalayo, Waqtiga Go’aanka U Dambeeya La Gaadhayo

Madaxweynaha maxkamadda sare ee dalka Brazil (STF) ee Luiz Fux ayaa aqbalay codsi uga yimid wasiir Carmen Lucia oo ka dalbaday in go’aan laga gaadho tartanka Copa America ee dalkaasi martigelinayo.Wasiirka ayaa codsiga uu u gudbiyey maxkamadda waxa uu ku sheegay, in ay tahay inay joojiso in dalkaasi martigeliyo tartanka Copa America oo dhowaan xidhiidhka kubadda cagta Latin America ee CONMEBOL uu u wareejiyey Brazil, kaddib markii ay ka cudur-daarteen Argentina iyo Colombia oo hore loogu doortay in lagu qabto.Fayraska Korona…

“Color”, the feminist message from Dobet Gnahoré –

Dobet Gnahoré punctuates his sentences periodically with this information, as a justification: "you know, I'm a twin." Hard as iron, the 38-year-old Ivorian singer believes in the astrology that governs her life. According to websites that specialize in reading the sky, Gemini symbolizes communication, movement, exchange, curiosity, intelligence. These words may suit him well. "I only live by my intuitions," she adds in her beautiful, curvy voice. If I get up one morning on the wrong foot, if I'm cold sweat, if…

Sawirro: Puntland State oo duulimaadyada caalamiga ah u fasaxday g…

Boosaaso (Axadle) – Dowlad goboleedka Puntland ayaa si rasmi ah u daah-furtay duulimaadyada caalamiga ah ee garoonka diyaaradaha magaalada Boosaaso, kadib markii dib u dhis ballaaran iyo dayactir lagu sameeyey dhismaha garoonkaasi diyaaradeed. Ilyaas Cismaan Lugatoor (Gebiley) oo ah wasiirka duullista hawada iyo garoomada Puntland oo qoraal soo saaray ayaa shaaca ka qaaday in diyaaradaha caalamiga ah ay kasoo degi karaan garoonka weyn ee magaalada…

‘Haftar can not go to the president who is blocking Libya

Putschist General Khalifa Haftar is blocking a constitutional referendum in Libya because he knows he cannot run for president because of his dual citizenship, Libya's top prime minister said on Tuesday. Speaking to journalists in the capital Tripoli, Khalid al-Mishri pointed to an article from the draft constitution that those with dual citizenship could not be candidates for the presidency. Haftar has both Libyan and American citizenship, which excludes him from Libya's future political landscape.…

Zinedine Zidane Oo La Wareegaya Kooxdii Uu Mar Kale Dunida Ku Qabsan

Kooxda kubadda cagta PSG ayaa u dhaqaaqaysa tababaraha reer France ee Zinedine Zidane oo dhowaan iska casilay Real Madrid oo uu eedaymo na usii jeediyey Florentino Perez, waxaanu beddelayaa Mauricio Pochettino oo dalbaday inuu iska tago.PSG ayaa toddobaadyadii ugu dambeeyey aan marnaba ka maqnaan warbaahinta ciyaaraha, waxaana inta badan la hadal hayay Mauricio Pochettino oo lix bilood joogay kooxdaas, laakiin doonaya in uu iska tago, isla markaana ku laabto kooxdiisii hore ee Tottenham.Pochettino oo bishii January loo…

Adwa, a ruined city ravaged by war

In Ethiopia, the conflict continues in the province of Tigray. This northern region is still plagued by violence between the former TPLF power on the one hand, the federal army, Eritrean soldiers and Amharic militias on the other. The conflict has claimed thousands of lives and caused significant damage as well. With our…

Al-Shabaab suffers defeats in escalating military operations in

Al-Shabaab suffers defeats as escalating military operations in Somalia MOGADISHU, Somalia - More than 130 Al-Shabaab militants have been killed in Somalia in the past three weeks, Defense Force Chief Gen. Odowa Yusuf Rageh confirmed, adding that troops would continue to clear militants from their various hiding places. in the country. Most of those killed were caught by the Somali National Army…

Bilyaneerka Reer Sweden Ee Daniel Ek Oo Mar Kale Dalab Ka Gudbinaya

Bilyaneerka reer Sweden ee Daniel Ek ayaa mar kale isku diyaarinaya in uu dalab ka gudbiyo kooxda kubadda cagta Arsenal oo uu doonayo in uu iibsado, waxaanu sare u qaaday lacagtii uu markii hore usoo bandhigay mulkiileyaasha kooxdaas.Daniel Ek oo taageere weyn u ah Arsenal, ayaa bishii hore ka dalbaday Kroenke in uu ka iibiyo kooxda xilli ay jamaahiirta Gunners wadaan mudaharaad ay kaga soo horjeedaan mulkiilaha Maraykanka ah.Daniel Ek ayaa waqtigaas waxa uu Kroenke usoo bandhigay lacag dhan £1.8 bilyan oo Gini oo uu doonayo…