Drinking This Juice May Reduce Belly Fat, Says Science

If there were an under-the-radar fruit that could help your body slim down, fight off cancer, support organ function, and maybe even look younger… you'd want to learn what that fruit is, right? There's a berry that comes with all these benefits, according to multiple studies. This so-called "wonder berry" may be worth adding to your diet. The amla fruit, also known as the Indian gooseberry, is known for its remarkable list of health benefits. A 2011 study published in the European Journal of Cancer Prevention said the amla…

Waa Kuma Xiddiga Liverpool Ka Tirsan Ee LABA ARDAY Ka Bixinaya

Weeraryahanka kooxda Liverpool ee Divock Origi ayaa u muuqda mid aan kaliya xirfadiisa ciyaareed ugu deeqayn magaaladaas balse sidoo kale isku dayaya inuu deeqo waxbarasho ku caawiyo da’yarta halkaas degen.Origi ayaa si rasmi ah bah-wadaag dhinaca waxbarasho bilaash ah (Scholarship) la bilaabaya jaamacada magaalada Liverpool.Deeqda waxbarasho ee uu bixinayo Divock ayaa noqon doonta mid ku salaysnaan doonta tartan loosoo galo iyadoo laba arday oo kamid ah magaalada uu ka bixin doono.Labada arday ee kusoo guuleysta tartankaas…

What Happens to Your Heart When You Drink Alcohol

You've certainly heard that red wine is good for your heart—but is that the case with all types of alcohol? Here's a look at what happens to your heart when you consume beer, liquor, or wine. Before we get into what science says about how your heart is affected by drinking too much alcohol, let's first define what "too much" is: According to the 2020-2025 dietary guidelines for Americans, alcohol is a beverage to limit in your diet. If you choose to drink, moderate drinking is defined as a limit of 2 drinks per day for men…

DE DEG: KENYA oo dib u fasaxday duulimaadyada Soomaaliya

Nairobi (Axadle) – Dowladda Kenya ayaa shaaca ka qaaday inay dib u fasaxday duulimaadyada Soomaaliya, kadib xayiraad ay muddo saartay, taas oo uga sii dartay xiriirka ximaaday ee u dhexeeya wadamada dariska ah ee Soomaaliya iyo Kenya. Warsaxaafadeed rasmi ah oo kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda ee Kenya ayaa waxaa lagu sheegay in maanta wixii ka dambeeyey dib loo fasaxay duulimaadyadii ka imaan jiray Soomaaliya, kuwa ka imaanayey dhinaca dalka Kenya, gaar ahaan Nairobi. Sidoo kale qoraalkan ayaa waxaa lagu…

Cadho Mise Kibir? Ma Rumaysan Kartid Wixii Uu Doonayay Mbappe Inuu

Da’yarka xulka qaranka France ee Kylian Mbappe ayaa ahaa mid aad uga cadhaysan weeraryahanka xulkiisa ee Olivier Giroud kaddib hadal kasoo yeedhay dhaliyahaas intii uu socday kulankii ay guusha 3-0 ka ah ka gaadheen xulka Bulgaria.Les Bleus ayaa ka adkaaday Bulgaria oo marti ugu ahayd Stade de France iyadoo Giroud uu bedelka kasoo kacay laba goolna dhaliyay xilli uu kaliya shan gool u jiro rekoodhka abid ee goolasha xulkaas oo uu Theirry Henry haysto.Giroud ayaa u yimid tababare Didier Deschamps intii kulankaasi socday isaga…

350,000 in famine in Ethiopia’s Tigray: UN

About 350,000 people in Ethiopia's conflict-torn Tigray region are starving, according to an analysis by UN agencies and aid groups, according to an internal UN document seen by Reuters on Wednesday. The Ethiopian government disputes the IPC analysis (Integrated Food Security Phase Classification (IPC)), according to notes from a meeting on the situation in Tigray of the Interinstitutional Standing Committee (IASC) - consisting of the heads of at least 18 UN and non-UN organizations. "On the risk of…

The Worst Protein Bar to Eat, According to a Dietitian

Whether they're being used as a meal replacement or post-workout snack, protein bars are commonly billed as healthy food. And while there are definitely some protein bars out there with impressive nutritional profiles (just check out the 15 Best Healthy & Low-Sugar Protein Bars), many of those supposedly healthy treats are little more than glorified candy. However, even among the less-than-stellar protein bars on the market, there's one protein bar, in particular, that experts say you should avoid if you want to stay…

DF oo war kasoo saartay xaaladda ciidankii la geeyey Eritrea…

Muqdisho (Axadle) – Wasiirka wasaaradda warfaafinta xukuumadda Soomaaliya, Cismaan Abuukar Dubbe ayaa markii ugu horreysay si faah faahsan uga hadlay xaaladda dhalinyarada Soomaaliyeed ee tababarka loogu qaaday dalka Eritrea, kadib markii ay soo baxday warbixin sheegeysa in laga qeyb-geliyey dagaalkii Itoobiya. Dubbe ayaa meesha ka saaray in ciidamadaasi Soomaaliyeed ay ka qeyb-galeen dagaalkii Tigray, wuxuuna xaqiijiyey inay caafimaad qabaan…

YAAB KALE!! Memphis Depay Oo Barcelona Looga Horqaadayo Sidii

Kooxda Barcelona ayaa ka baqaysa inay markale waji gabax dhinaca suuqa ah la kulanto maalmo kaddib markii lagaga guuleystay saxeexa Georginio Wijnaldum oo Liverpool ka tagaya.Wijnaldum ayaa heshiiska shaqsiga ah hore ula gaadhay Barcelona waxaana la filayay inuu kooxdaas u wareego kahor inta aysan Paris Saint-Germain miiska u saarin heshiis uu ku qaadanayo laba jibaarka mushaharkii uu Barca kula heshiiyay isaga oo aqbalay.Haatan iyadoo ay Barca wali qabto dhibtii kasoo gaadhay dhinaca kooxda ree France, kooxda Juventus ayaa…

How Somalia-Kenya diplomatic tiff made life difficult for air travelers

How Somalia-Kenya diplomatic tiff made life difficult for air travelers in Mogadishu MOGADISHU, Somalia - The suspension of flights from Kenya to Somalia has made life difficult for air travelers connecting Nairobi and Mogadishu, given the cost of air tickets to other routes, which is almost double the cost of the route from origin. Cost analysts say the money used from Nairobi to Mogadishu…