Xog: Rooble iyo madax goboleedyada oo ku wajahan Kismaayo + …
Muqdisho (Axadle) – Xog ay heshay Axadle ayaa sheegeysa in dhammaan madaxda dowlad goboleedyada dalka iyo ra’iisul wasaare Rooble ay isugu tegi doonaan magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoos.
Halkaas maalmaha soo socda waxaa lagu qaban doonaa shirka Golaha Wadatashiga Qaran, waxaana shirkaas marti geli doonta Jubbaland.
Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada, Guddoomiyaha Gobolka…