N’Golo Kante Wuxuu Gaarey Guulo Aanay Gaadhin Ronaldo & Messi… Waa
N’Golo Kante ayaa loo saadaalinayaa inuu ku guuleysanayo abaal-marinta Ballon d’Or ee xiddignimada sannadkan iyadoo uu qiimayn ahaan iyo hadal-hayntaba ka horreeyo Cristiano Ronaldo iyo Lionel Messi.Sida uu rumaysan yahay weeraryahankii hore ee Manchester United ee Louis Saha, ma jiro ciyaartoy ka wanaagsan N’Golo Kante oo qaadan kara abaal-marinta xiddiga adduunka sannadkan, haddii ay dhacdo oo ciyaartoy kale la siiyana waxay noqon doontaa ‘fadeexad weyn’.N’Golo Kante oo ay da’diisu tahay 30 jir, wuxuu door libaax kasoo…