Waa Kuwan Labada Saxeex Ee Haddii Ay Man United Keento Ka Dhigi Kara
Xiddigii hore ee kooxda Manchester United ee Louis Saha ayaa u sheegay tababaraha haatan hoggaanka u ah kooxdaas ee Ole Gunnar Solskjaer laba saxeex oo haddii ay suuqa xagaagan sameeyaan ka dhigi lahaa kuwo aan la joojin karin.Labada saxeex ee uu Saha qabo inay Man United ka caawin lahaayeen inay u tartamaan Premier League iyo Champions League ayaa kala ah weeraryahanka Tottenham ee Harry Kane iyo garabka weerer ee Borussia Dortmund ee Jadon Sancho.Waxa la filayaa in suuqa xagaagani uu mid mashquul badan ku noqon doono…