RASMI: Xulka Qaranka France Ee Ka Qayb-gelaya Tokyo Olympics Oo Lagu
Andre[Pierre Gignac iyo Florian Thauvin ayaa lagu daray xulka qaranka France ee ka qayb-geli doona ciyaaraha Olambikada ee lagu qabanayo magaalada Tokyo ee waddanka Japan.Liiska ciyaartoyda Faransiiska ee ka qayb-geli doona tartankaas ayaa waxay iskugu jiraan ciyaartooyo da’ yar u badan oo tayadoodu sarrayso iyo dhawr laacib oo kale oo lagu xoojiyey, laakiin waxa laga reebay weeraryahanka PSG ee Kylian Mbappe.Saddex ciyaartoy oo ay da’doodu ka weyn tahay 23 jir ayaa loo ogol yahay in waddamadu kusoo daraan xulalkooda, inta…