Wadaad caan ah iyo walaalkiis oo lagu dilay duleedka Baydhab…
Baydhabo (Axadle) – Wararka naga soo gaaraya gobolka Baay ayaa sheegaya in xalay deegaan hoostaga magaalada Baydhabo ee xarunta gobolkaasi lagu dilay Macalin Cali Bashiir Xasan oo kasoo jeeda deegaanada Koonfur Galbeed, balse haatan Imaam ka ahaa masjid ku yaalla gudaha magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari.
Imaamka iyo walaalkiis oo lagu magacaabi jiray Cabdullaahi Bashiir Xasan…