GO’AAN: Real Madrid Oo Go’aankii Caalamku Sugayay Ka Gaarey Haddii Ay
Kooxda ree Spain ee Real Madrid ayaa lagu soo warramayaa inay go’aan ka qaadatay haddiiba ay saxeexa garabka weerar ee Paris Saint-Germain ee Kylian Mbappe samaynayso suuqa xagaaga ee sanadkan 2021.Mbappe ayaa si weyn loogu arkaa mid kamida xiddigaha ugu fiican dunida walow uu kaliya 22 sano jir yahay isaga oo da’daas ku gaadhay heer ciyaartoy waaweyn riyo ku ah.Ninka French-ka ah ayaa loo arkaa ku guuleyste Ballon d’Or oo mustaqbalka ah balse su’aasha kaliya ee taagan ayaa ah kooxdee ayuu meteli doonaa mustaqbalka…