Waa Kuma Xiddiga Uu Edinson Cavani Sida Gaarka Ah Uga Dalbaday
Weeraryahanka kooxda Manchester United iyo xulka qaranka Uruguay ee Edinson Cavani ayaa la xusayaa inuu maamulka kooxdiisa ka dalbaday saxeexa Nicolas De La Cruz oo ka tirsan kooxda River Plate isla markaana ay ka wada ciyaaraan xulka.De La Cruz ayaa ilaa haatan wacdarro kusoo dhigay tartanka Copa America isaga oo kusoo bilawday dhammaan saddexda kulan ee ilaa haatan Uruguay ciyaaray oo uu kamid ahaa kulankii ugu dambeeyay ee ay Bolivia guusha ka gaadheen.Khadkan dhexe oo dhererkiisu kaliya 5’6 yahay ayaa ah mid aad loogu…