Liverpool Oo Shaacisay Lacagta Ay Ku Iibinayso Xiddig Wacdaro Ka
Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa go’aamisay qiimaha ay ku iibinayso mid ka mid ah ciyaartoydii ugu wanaagsanaa tartanka qaramada Yurub ee gabogabada kusii dhowaanaya.Jurgen Klopp ayaa qorshaynaya inuu isbeddello ku sameeyo safkiisa inta uu furan yahay suuqa iibka ciyaartoyda ee xagaagan, waxaanu oodda ka qaadayaa qaar ka mid ah laacibiinta aanu kalsoonida badan ku qabin, halka uu rajaynayo saxeexyo wax kusoo kordhiya safkiisa.Liverpool ayay hore uga tageen Georginio Wijnaldum iyo Ozan Kabak, laakiin intaas kuma…