Ukraine Oo Waqtigii Dhimashada Dishay 10 Ciyaartoy Oo Sweden Ah Una
Xulka qaranka Ukraine ayaa u gudbay wareegga siddeedda tartanka qaramada Yurub ee Euro 2020 iyagoo noqday dalkii ugu dambeeyey ee marxaladdaas u gudba, kaddib markii ay 2-1 kaga badiyeen Sweden oo toban ciyaartoy ku dheelayay.Ciyaar lagu daray 30 daqiiqadood oo dheeraad ah ayay Ukraine ku xaqiijisatay guusha daqiiqaddii 120aad, xilli ay socotay daqiiqaddii ugu dambaysay, isla markaana labada waddan ba isku diyaarinayeen rikoodheyaasha.Ukraine ayaa gool la hormartay ciyaarta, waxaana daqiiqaddii 27aad u dhaliyey laacibka…