Xog: Halka lagu bixiyey lacagtii mushaarka shaqaalaha maamul…
Muqdisho (Axadle) – Iyadoo maanta ay bisha mareyso 27-ka June ayaa wali waxaa mushaarka bishii hore ee May qaadan qaar kamid ah shaqaalaha dowladda Hoose ee Xamar, waxaana soo baxaya qeyla dhaan xoog leh oo ay dirayaan shaqaalaha mushaarka ka maqan yahay.
Shaqaalaha Maamulka Gobalka Banaadir ee ku qoran Xafiisyada Arrimaha Bulshada iyo Duqa ayaa wali helin mushaarkooda, waxaana la…