DAAWO: “Kaasi Ciyaartoy Ma Aha…” Thibaut Courtois Oo Liiska
Goolhayaha xulka qaranka Belgium ee Thibaut Courtois ayaa weerar ku qaaday weeraryahanka Manchester United ee Anthony Martial, kaas oo uu tayadiisa iyo awooddiisa ciyaareed wax ka sheegay.Thibaut Courtois oo ka jawaabayay su’aalo uu toos u weydiinayay Jan Vertonghen ayaa waxa uu liidatay Anthony Martial oo uu ka saaray liiska ciyaartoyda waaweyn ee u qalmayay inay qaybta ka noqdaan tartanka qaramada Yurub.Belgium ayaa waxay ku hadheen wareegga 16ka si la mid ah Faransiiska, waxaana 2-1 ku garaacay Talyaaniga.Vertonghen ayaa…