Félix Tshisekedi and Paul Kagame show their

The Rwandan and Congolese presidents met on Saturday in Goma, after Gisenyi yesterday, where they tried to seal a new alliance. For their leaders, the two countries must turn the page and enter a new era. as reported from the Democratic Republic of Congo, William BasimikeSequentiallyCongolese President Félix Tshisekedi welcomed…

Bergwijn a goal for Ajax

Ajax are interested in taking a step towards Tottenham Hotspur winger Steven Bergwijn, who wants to leave Spurs in search of regular football in the first team. The Dutch winger was one of Jose Mourinho's first acquisitions at the club and arrived in January 2020, but after a strong half-season after signing, he struggled to impress in his first full season of Premier League football, just starting 13 league games in 2020/21 campaign. Steven Bergwijn in Premier League action for Tottenham / Marc Atkins / Getty…

Xog: Ciidanka DF oo khilaaf iyo kala shaki dartiis usoo bane…

Jowhar (Axadle) – Militeriga Soomaaliya ayaa soo baneeyay degaano badan oo ka tirsan degmooyinka Jowhar, Raage-ceelle iyo Mahadaay ee gobolka Shabeellaha Dhexe, kuwaasoo dhowaan ay ka qabsadeen dagaalamayaasha Al-Shabaab. Warar ay heshay Axadle ayaa xaqiijinaya in ciidanka dowladda ay soo galeen Muqdisho kadib safar dheer oo dhulka ah oo ay kaga soo baxeen degaano badan oo dhaca Shabeellada Dhexe ee koonfurta Soomaaliya. Wararka aan helnay ayaa…

Difaacii Manchester United, Chelsea Iyo Kooxaha Premier League U

Inkasta oo ay lasoo saxeexdeen David Alaba, haddana Real Madrid waxay raadinaysaa difaac dhexe oo kale, si ay u buuxin karto booskii uu banneeyey Sergio Ramos iyo mustaqbalka Raphael Varane oo mustaqbalkiisu laalan yahay.Jules Kounde oo difaaca dhexe uga ciyaara Sevilla ayaa ka midah ciyaartoyda lala xidhiidhinayo Real Madrid, waxaana uu laacibkani caddeeyey kooxda uu doonayo inuu ku biiro.22 jirkan oo xulka qarankiisa France kala qayb-gelaya tartanka qaramada Yurub ayaa waxa uu go’aankiisa la wadaagay weeraryahannada…

Wales overcame Kasper Hjulmand and Denmark in the round of 16 defeat

The spirits were high in the Wales camp after the Dragons' match day two against Turkey, where a fantastic team performance gave them a 2-0 victory and placed them on four points in Group A in Euro 2020.Since then, the lack of control and scoring opportunities in a 1-0 defeat against Italy dampened the mood somewhat - although not much at all, given that they still made it to the knockout stages.Wales team spirit has been visible throughout the tournament / Quality Sport Images / Getty ImagesBut their round 16 loss 4-0…

DAAWO: Wixii Uu Sameeyey Gareth Bale Kaddib Guul-darradii Waddankiisa

Gareth Bale ayaa dareenkiisa xakamayn kari waayey kaddib markii ay soo dhamaatay ciyaartii guul-darrada weyni kasoo gaadhay waddankiisa Wales ee Denmark ay karbaashtay 4-0 ayna sidaas kaga hadheen tartanka qaramada Yurub.Mustaqbalka Gareth ee dhinaca xulka iyo kooxdaba ayay calaamad su’aal saaran tahay, waxaanay doodaha qaarkood sheegayaan in ay caawa u ahayd markii ugu dambaysay ee uu calaamadda kabtannimada u xudho Wales.Iyadoo guul-darro xanuun badan oo ay kaga hadheen tartanka Euro oo maraya wareegga 16ka loosoo…

Dhallinyaro u dabaal-degeysa 26-ka Juun oo sabab yaab leh lo…

Boorama (Axadle) – Ciidamada booliska Gobaladda Waqooyi ayaa maanta magaalada Boorama ee gobolka Owdal ku xirxiray dhalinyaro u dabaal degeysay munaasabadda 26-ka Juun, iyagoo weyneynayey maalintaan ku asteysan xorriyadda Soomaaliya, gaar ahaan gobollada waqooyi ee Somalilnd. Ciidamada Gobaladda Waqooyi kama soo hor-jeedin in loo dabaal dego maalintan, balse dhalinyarada xabsiga loo taxaabay waxay ku soo labisteen calanka buluuga ah ee…

Wales star Gareth Bale storms off when asked about the future

Gareth Bale stormed off during an interview after Wales' 4-0 defeat to Denmark on Saturday and refused to answer a question about whether he had played his last game for his nation. The 31-year-old spent last season at Tottenham Hotspur, but rumors have swirled that he can hang up his boots after Euro 2020, with uncertainty about his future continuing to linger. Bale faced the cameras after the disappointing loss, but he walked away from the interviewer frustrated when asked if he would ever play for Wales again. "I know you…

Mikkel Damsgaard played in Denmark’s victory against Wales

This Denmark page continues to surprise us all. After the traumatic events that took place on match day 1, when Christian Eriksen suffered a cardiac arrest and his teammates protected him from world glare, and subsequent two defeats against Finland and Belgium, many suspected that Denmark's tournament could well have beenInstead, this team has since grown and stepped up to fill the void left by Eriksen as he begins his long road to recovery. But one boy has fully accepted the challenge of lighting the spark that has been…

Shaxaha Rasmiga Ah Ee Italy vs Austria – Mancini Oo Kusoo Bilaabay

Xulka qaranka Talyaaniga oo aan dhinaciisa dhulka la dhigin 30kii ciyaarood ee ugu dambeeyey ayaa waajahaya Austria oo ay iskugu soo baxeen wareegga 16ka tartanka qaramada Yurub ee Euro 2020.Tababare Roberto Mancini ayaa safkiisa koowaad kusoo celiyey ciyaaryahannada Barella iyo Spinazzolla oo kulankii hore fadhiyey, sidoo kalena waxa jooga Insigne iyo Ciro Immobile.Kubbad-sameeyaha farsamada badan ee Marco Verratti ayaa khadka dhexe kala ciyaaraya Jorginho, waxaana labadoodaba xeelad iyo farsamo ku caawinaya Barella.Shaxda…