Shaxaha Rasmiga Ah Ee Italy vs Austria – Mancini Oo Kusoo Bilaabay
Xulka qaranka Talyaaniga oo aan dhinaciisa dhulka la dhigin 30kii ciyaarood ee ugu dambeeyey ayaa waajahaya Austria oo ay iskugu soo baxeen wareegga 16ka tartanka qaramada Yurub ee Euro 2020.
Tababare Roberto Mancini ayaa safkiisa koowaad kusoo celiyey ciyaaryahannada Barella iyo Spinazzolla oo kulankii hore fadhiyey, sidoo kalena waxa jooga Insigne iyo Ciro Immobile.
Kubbad-sameeyaha farsamada badan ee Marco Verratti ayaa khadka dhexe kala ciyaaraya Jorginho, waxaana labadoodaba xeelad iyo farsamo ku caawinaya Barella.
Shaxda rasmiga ah ee kulanka Italy vs Austria:
ITALY XI: Donnarumma, Di Lorenzo, Spinazzola, Acerbi, Bonucci, Verratti, Jorginho, Barella, Insigne, Berardi, Immobile.
Subs: Sirigu, Mere, Emerson, Bastoni, Toloi, Locatelli, Pessina, Cristante, Belotti, Chiesa, Bernardeschi, Raspadori.
AUSTRIA XI: Bachmann, Dragovic, Hinteregger, Alaba, Lainer, Sabitzer, Grillitsch, Baumgartner, Schlager, Laimer, Arnautovic.
Subs: Schlager, Pervan, Ulmer, Posch, Lienhart, Trimmel, Ilsanker, Baumgartlinger, Schaub, Schopf, Gregoritsch, Kalajdzic.