Shaxda Rasmiga Ah Ee England vs Ukraine – Jadon Sancho & Mount Oo
Xulka qaranka England ayaa waajahaya dhiggiisa Ukraine oo ay ku wada ciyaarayaan magaalada Rome ee waddanka Talyaaniga, halkaas oo xiddigaha Ingiriisku ay gaadheen Jimcihii shalay.Tababare Gareth Southgate ayaa isbeddello waaweyn ku sameeyey safkiisa, waxaanu markii ugu horreysay kusoo bilaabay xiddiga garabka weerarka ee Jadon Sancho oo ay u tahay ciyaartii ugu horreysay ee uu kasoo muuqdo safka hore.Sancho ayaa ka garab ciyaaraya labada xiddig ee sida joogtada ah ugu soo bilaabanayay ee goolasha xulku ka dhaliyey…