a brand new technology in the military

After the change of military, just about all former NRA fighters, the insurgent military led by Yoweri Museveni within the Nineteen Eighties in opposition to incumbent President Milton Obote, disappeared from the very best navy positions. For a really very long time represented in the federal government and management of the Ugandan military, junior senior officers have been appointed to an important…

Didier Deschamps Oo Sharraxay Sababta Paul Pogba Sida Cajiibka Ah Ugu

Tababaraha xulka qaranka France ee Didier Deschamps ayaa sharraxaad ka bixiyey bandhigga cajiibka ah ee Paul Pogba ka samaynayo tartanka qaramada Yurub, xilli ay isku diiyaarinayaan kulanka wareegga 16ka ay caawa kula ballansan yihiin Switzerland.Taageereyaasha Manchester United ayaa indhahooda ku arkay xiddigii ay dhalliili jireen oo wacdaro ka dhigaya Euro, una muuqda ciyaartoy ka beddelan midkii ay yaqaaneen.Paul Pogba ayaa ah ciyaartoyga ugu fiican xulka qaranka France intii ay kusoo jireen tartanka, sida ay muujinayaan…

Hazard Iyo De Bruyne Oo Dhaawacmay, Fursaddii Eden Oo Soo Dhamaatay &

Xulka qaranka Belgium ayuu walaac soo food saaray, kaddib markii ay ka dhaawacmeen Kevin de Bruyne iyo Eden Hazard oo laga saaray ciyaartii xalay ay 1-0 kaga badiyeen Portugal.De Bruyne ayaa kuraanta ka dhaawacmay dhamaadka qaybtii hore, waxaana saddex daqiiqadood markii ay socotay qaybta labaad lagu beddelay Dries Mertens. Laacibkan ayaa waxa qalad xun ku galay Joao Palhinha, waxaana la arkayay isagoo kuraanta lagaga xidhay baraf.Eden Hazard ayaa isaguna dalbaday in la beddelo saddex daqiiqadood ka hor dhamaadka ciyaarta…

DAAWO: Waallidii Dhaqan-xumada Ahayd Ee Uu Sameeyey Cristiano Ronaldo

Xiddiga reer Portugal ee Cristiano Ronaldo ayaa mar kale ku celiyey dhaqan-xumo uu mar hore sameeyey oo canaan badan uu ku mutaystay, taas oo taageereyaashu mar kale goob joog uga ahaayeen hoggaamiyahoodii oo dhamaadka ciyaartii Belgium isla ficilkii samaynaya.Xulka qaranka Portugal ayaa ka hadhay tartanka Euro iyagoo hal mar oo kaliya badiyey, hal marna barbarreeyey afartii kulan ee ay ciyaareen.Gool uu masaafo fog ka toogtay Thorgan Hazard qaybtii hore, ayaa Belgium 1-0 ugaga badiyey Portugal kulan Axaddii ka dhacay…

“critical” situation facing

The country had to reconsider on Friday 25 June more than 28 municipalities in several regions until 11 July in view of the seriousness of the health situation, with more than 14,000 deaths and satiety in its hospitals. The government spoke of a "critical" situation as reported from Tunisia, Lilia blaiseFour regions had already…

Xog: Rooble oo diiday codsi ka yimid FARMAAJO oo ku saabsan …

Muqdisho (Axadle) – Ilo wareedyo kala duwan oo ka tirsan Villa Somalia ayaa Axadle u sheegay in Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu codsaday in uu ka qeybgalo shirka la filayo in toddobaadkaan uu ka qabsoomo Muqdisho. Madaxweyne Farmaajo ayaa Ra’iisul Wasaarihiisa Maxamed Xuseen Rooble u sheegay in maadaama heshiis laga gaaray doorashada Soomaaliya, islamarkaana shirka hadda qabsoomaya uu yahay mid farsamo iyo dardar gelinta doorashada uu…

Maxaa sababay isbeddelka siyaasadda Kenya ee Somalia? – Caas…

Magacaabidda Jeffrey Feltman ergeyga gaarka ah ee Geeska Afrika ayaa rajo iftiimisay. Diblomaasiyaddaas ayaa sare u qaadday dadaallada wax looga qaban karo gobol ay ka jiraan colaado aan wax badan laga fahmin, iyo dhibaatooyin isku miliqsan oo ay hadheeyeen loollan awood iyo dano shisheeye. Itoobbiya oo culays diblomaasiyadeed kala kulantay buuxinta wejiga labaad ee harada biyoxireenka (Grand Renaissance Dam – GERD) iyo colaadda Tigray ayaa…

what do the residents of Goma like

Reactions in Goma in the Democratic Republic of Congo, after the President of Rwanda recently visited this volcanic city in northern Kivu for a bilateral meeting with his Congolese counterpart Félix Tshisekedi. During a press conference on Saturday afternoon, Paul Kagame urged Congolese and Rwandans to flip through the past, look ahead and live together. The residents of Goma did not remain indifferent…