LAMA FILAAN: Xiddig Lama Filaan Ah Oo Chelsea Ka Tirsan Oo Sabab
Da’yarka garabka weerar ee kooxda Chelsea ee Callum Hudson-Odoi ayaa lagu soo warramayaa inuu caqabad cusub ku noqday heshiiska ay kooxdiisu ku doonayso inay lasoo saxeexato weeraryahanka Borussia Dortmund ee Erling Haaland.Chelsea ayaa doonaysa inay dib u habayn ku samayso xiddigaha kooxdeeda balse waxa ay marka hore u baahantahay inay ciyaaryahano dirto si ay isku dheeli tir u samayso.Borussia Dortmund ayaa diyaar u ah inay diido dalabaadka laga keenayo Haaland balse haddiiba ay hesho dalab 150 Milyan oo pound ah ayay…