Donnarumma, Ramos Ilaa Messi – Waatan Shaxda Adag Ee Laga Sameeyay
Shabakadda caanka ah ee Sky Sports ayaa samaysay shax ay ka xushay xiddigaha heshiiskii ay kula joogeen kooxahoodu uu ku ekaa 30-kii June oo shalay ahayd isla markaana xalay saqdii dhexe laga soo bilaabo koox la’aanta ahaa.Aan ku bilawnee goolhayaha shaxdan ayaa ah Gianluigi Donnarumma kaas oo heshiiskiisii AC Milan xalay soo dhammaaday, Gianluigi ayaa qarka u saaran oo xataa caafimaadka uga gudbay Paris Saint-Germain walow aan wali waxba rasmi loo shaacin.Labada daafac dhexe ee xulashadan ayaa kala ah Sergio Ramos oo Real…