Xog: Guddigii uu Rooble u magacaabay baaritaanka askarta Eri…
Muqdisho (Axadle) – Xog ay heshay Axadle ayaa sheegeysa in guddigii uu dhawaan Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya u xil saaray baaritaanka dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku maqan dalka Eritrea aysan wali shaqa gelin.
Xogta ayaa tilmaameysa in guddigaan ay la kulmeen culeysyo dhinaca Villa Somalia ah kadib markii lagu wareejin diiday xogta carruurtaas, halka warar kale ay sheegayaan in dowladda Eritrea oo fulineysa codsi ka yimid dhinaca Farmaajo aysan…