“Wakhtigan Ma Odhan Karo….” – Madaxweynaha Barcelona Oo Hadal
Madaxweynaha kooxda Barcelona ee Joan Laporta ayaa sheegay inuusan xaqiijin karin in Lionel Messi oo xalay uu ka dhacay heshiiskiisii kooxdu uu kooxda sii joogi doono.Heshiiskii uu Leo kula joogay kooxda Camp Nou ayaa dhacay xalay 12-kii habeenimo taas oo ka dhigan inuu xor yahay markii ugu horreysay kaddib mudo 21 sano ah oo uu kooxdaas qayb kasoo ahaa.Waxa la filayaa inuu Messi u samayn doono Blaugrana qandaraas cusub oo laba sano oo kale ah balse wuxuu u muuqdaa in ilaa haatan heshiiskaasi u suurogali waayay sababta…