Magacyada 12 Ciyaartoy Oo Ka Tegaya Manchester United & Qorshaha
Xilli Manchester United isku diyaarinayso shaacinta heshiiska ay kula soo wareegayso laacibka reer England ee Jadon Sancho, waxa kale oo jira ciyaartooyo shandaddooda xidh-xidhanaya oo isku diyaarinaya inay kooxda ka tagaan.Tababare Ole Gunnar Solskjaer ayaa qarka u saaran inuu helo saxeexii uu muddada sannadka ka badan raadinayay ee Jadon Sancho oo labada kooxood ee United iyo Dortmund ay heshiis isfaham ah ka gaadheen iibkiisa laakiin ay wali dhiman tahay dhamaystirka xaalxaal yar oo ay ka mid tahay in Red Devils ay shubto…