Ethiopia targets international media in Tigray battle

Ethiopia targets foreign media in Tigray conflict NAIROBI, Kenya - The Ethiopian government has now turned its attention to foreign media, which it accuses of spreading hatred and disinformation, amid the ongoing conflict in the Tigray region, where the federal army has carried out an operation targeting the Popular Front. Liberation of Tigray. . Media regulators have accused anonymous foreign…

Man Utd transfer news: Telles wants to stay

Alex Telles has said he wants to stay at Manchester United and win trophies, despite great speculation about his future at the club. The defender joined United from Porto a year ago but struggled for minutes as the season continued. With Luke Shaw establishing himself as Ole Gunnar Solskjær's undisputed first choice for left back, Telles only made three Premier League matches after the turn of the year. Two of them came in the final stages when United heavily rotated their group.? @ AT13Oficial pumped for the summer and…

Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga & Waxa Ay Wargeysyada

Chelsea ayaa doonaysa inay heshiis 50 Milyan oo pound ah kula wareegto weeraryahan Robert Lewandowski xilli ay Bayern Munich doonayso in Lewy kordhiyo heshiiskiisa 2023 dhacaya. (Sun)Liverpool ayaa ku dhaw inay heshiis cusub oo mudo dheer ah ka saxeexato goolhaye Alisson Becker. (Mirror)Arsenal ayaa rajaynaysa inay heshiiska 18-ka Milyan ee pound ah ee Albert Sambi Lokonga oo Anderlecht kaga imanaya dhammaystirto kahor Arbacada inta aysan u duulin magaalada Florida. (Mail)Chelsea khadkeeda dhexe ee Conor Gallagher ayay tahay…

Ciidamo uu horkacayey Saadaq Joon oo la wareegay Camaara – C…

Cadaado (Axadle) – Wararka laga helayo gobolka Mudug ee bartamaha dalka ayaa sheegaya in maanta ciidamada Galmudug iyo kuwa dowladda ay gudaha u galeen deegaanka Camaara ee gobolkaasi, kadib markii ay weerareen deegaankaasi. Camaara oo ay in muddo ah gacanta ku hayeen xoogaga Al-Shabaab ayaa waxaa saaka la wareegay ciidamada huwanta, waxaana horkacayey saraakiil sar sare oo uu ka mid ah yahay General Saadaq Joon oo ku sugan deegaano ka tirsan…

Ciidamo uu horkacayey Jeneraal Saadaq Joon oo la wareegay de…

Cadaado (Axadle) – Wararka laga helayo gobolka Mudug ee bartamaha dalka ayaa sheegaya in maanta ciidamada Galmudug iyo kuwa dowladda ay gudaha u galeen deegaanka Camaara ee gobolkaasi, kadib markii ay weerareen deegaankaasi. Camaara oo ay in muddo ah gacanta ku hayeen xoogaga Al-Shabaab ayaa waxaa saaka la wareegay ciidamada huwanta, waxaana horkacayey saraakiil sar sare oo uu ka mid ah yahay General Saadaq Joon oo ku sugan deegaano ka tirsan…

Barça fears Real Madrid Moriba

Barcelona suspect that rivals Real Madrid may be the reason why contract talks have stopped with star Ilaix Moriba, with Los Blancos circling to squeeze the talented teenager.The 18-year-old's contract will expire at the end of the 2021/22 campaign, which means he can leave Camp Nou for free next summer. La Blaugrana are keen to sign him to a new long-term contract, but they are making little progress as the weeks continue to creep in.Moriba is kept away from the publishing team until he signs a new contract / David Ramos /…

Raul Jimenez: Gibbs-White celebrates miracle return

Wolves midfielder Morgan Gibbs-White has admitted that it was special to see striker Raul Jimenez return to action in Saturday's friendly against Crewe, eight months after suffering a head injury.Jimenez was involved in a nasty head-on collision with Arsenal's David Luiz on November 29, and although he was played again in May, everyone involved decided to delay his return further to ensure no risks were taken.Eight months of hard work and rehabilitation have led to this moment. We're all proud of you, @ Raul_Jimenez9, and so…

Waa Kuma Xiddiga Kale Ee Real Madrid Ka Tirsan Ee Man United Loosoo

Kooxda Manchester United ayaa lagu soo warramayaa inay dhigeeda Real Madrid usoo bandhigtay saxeexa da’yarka Vinicius Junior intii ay socdeen wadahadala ay labada kooxood ku kala doonayaan Raphael Varane.Real Madrid ayaa doonaysa inay iska iibiso Vinicius si ay u hesho lacag ay ugu dhaqaaqdo saxeexa Kylian Mbappe oo Paris Saint-Germain ka tirsan.Madaxweyne Florentino Perez ayaa xiddiga French-ka ah ka dhigtay bar-tilmaameedkiisa koowaad ee xagaagan xilli ay doonayaan inay dib ugu guuleystaan horyaalka La Liga oo ay sanadkan…

residents called for elections

We are voting this Sunday, July 18, in Sao Tome and Principe, a small African archipelago in the Gulf of Guinea, near the equator. Santoméer is called to the election to elect his new president. A first round without illusion against the background of a pandemic and marked by foreign debt. Nineteen candidates are on the starting line, but not the incumbent Evaristo Carvalho, who is not running again.…

Shaxda Birta Ah Ee Arsenal Ku Dagaal Galayso Xilli Ciyaareedka Dambe &

Arsenal ayaa markale suuqa xagaagan lacag fiican gelinaysa xilli uu tababare Mikel Arteta yahay mid ay ka go’antahay inuu horumarin ku sameeyo safka uu Emirates Stadium ku haysto.Arsenal ayaa isku dayaysa inay saxeexyada ay doonayso deg-deg u keensato kahor kooxaha ay xifaaltamaan, kaddib xilli ciyaareed musiibo ah oo ay kusoo qaateen Premier League, Arteta ayaa doonaya inuu la saxeexdo xiddigo dookhiisa ah.Nuno Tavares ayay durba kala soo saxeexdeen SL Benfica heshiis 9 Milyan oo pound ahaa isaga oo gool u dhaliyay kooxda…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More