Waa Kuma Xiddiga Premier League Ka Ciyaara Ee Uu Saxeexiisa Ku Farxi
Kooxda Manchester United ayaa lala xidhiidhinayaa saxeexa khadka dhexe ee Wolverhampton Wanderers ee Ruben Neves kaas oo la sheegay inuu yahay ciyaaryahan uu soo xero galintiisa ku farxi lahaa kubad sameeyaha kooxdaas ee Bruno Fernandes.Manchester ayaa qaab fiican ku bilaabatay suuqa xagaagan, waxa ay la saxeexdeen goolhaye Tom Heaton iyadoo shabaq ilaaliyahaas ruug-caddaaga ahi uu wacdarro ka dhigay kulankii saaxiibtinimo ee ay 2-1 uga adkaadeen Derby County.Sidoo kale heshiiska uu Jadon Sancho ugaga yimid Manchester United…