Norway oo aqoonsatay baasaboorka Soomaaliya, dibna u furaney…

Muqdisho (Axadle) – Dowladda Norway ayaa si rasmi ah ugu dhowaaqday inay dhowaan dib u furaneyso safaaraddii ay ku laheyd Caasimadda Muqdisho, si loo xoojiyo xiriirka ay la leedahay dowladda dhexe. Hadalkan ayaa waxaa ka dhawaajisay Elin Bergithe Rognlie oo ah danjiraha Norway u qaabilsan Soomaaliya, kadib kulan ay la qaadatay wasiiru dowlaha wasaaradda arrimaha dibadda xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, MudaneBalal Maxamed Cismaan. Marwo Elin Bergithe ayaa shaaca ka qaatay in haatan ay bilaabatay qaban-qaabada…

Kulanka Ugu Horreeya Ee Harry Maguire Uu U Ciyaarayo England Oo La

Harry Maguire ayaa taam usoo noqday xulka qaranka England ee ka qayb-gelaya tartanka Euro 2020 kaddib maalmo uu tababarka si buuxda u qaadanayay.Kabtanka Manchester United ayaa shaki la gelinayay taam ahaanshihiisa kulamada wareegga hore ee hormooyinka, laakiin 48 saacadood ka hor kulanka Wembley Stadium uu xulka qaranka England ku qaabbilayo Scotland ayaa la shaaciyey in Maguire uu diyaar yahay oo uu ciyaartaas  qayb ka noqon karo.Harry Maguire ayaa naf ahaantiisa warbaahinta la hadlay oo shaaciyey kulanka uu taamka u noqon…

Sidee Loo Doortaa Kabtanka Real Madrid, Yaase Beddelaya Ramos? Halkee

Kabtankii Real Madrid ee Sergio Ramos ayaa soo afjaray 16 sannadood oo uu u ciyaarayay kooxdan, waxaana uu bannayn doonaa booskii uu ka ciyaarayay iyo calaamadda kabtannimada ee hoggaaminta kooxda.Real Madrid ayaa yeelan doonta kabtan cusub oo taariikhda kooxda geli doona, waxaana markii u horreysay muddo 117 sannadood ah ay yeelan doontaa kabtan ajaanib ah oo aan u dhalanin Spain.Sannadkii 1904 ayaa ugu dambaysay in Real Madrid ay ciyaartoy aan u dhalan Spain u magacowdo Kabtan, waxaanu ahaa Federico Vevuelto oo kasoo…

Xog: Farmaajo oo awood loo siiyay soo xulashada sagaal xubin…

Muqdisho (Axadle) – Sida ay Axadle ku heshay xog la isku haleyn karo, madaxweyne Farmaajo ayaa wali farogelin ku haya soo magacaabista guddiyada doorashada ee gobalada Waqooyi.  Xildhibaano ka tirsan labada Gole ee baarlamaanka Soomaaliya islamarkaana laga soo doorto Gobalada Waqooyi ayaa Axadle u sheegay 15-ka xubnood ee gobalada Waqooyi ay 9 kamid ah ku imaan doonaan rabitaanka Farmaajo, halka 6-da kale uu soo gudbin doono Guddoomiyaha Aqalka…

how the ADF rebel group maintains its ability to

While President Felix Tshisekedi continues his tour of the eastern country to evaluate the results of the siege and army operations, the UN expert group published its final report on June 16, including a large part devoted to North Kivu. In particular, he takes stock of operations against the ADF, an Islamist rebel group that was originally Ugandan. The expert group interviewed more than 140 people from…

Xog: R/W Rooble oo xilal ku abaal mariyey qaar ka mid ah mad…

Muqdisho (Axadle) – Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa Axadle u xaqiijiyay in Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble uu xilal agaasimeyaal guud oo dowladda dhexe ah siiyay Madaxweynayaasha maamul gobaleedyada qaar.  Xogta aan helnay ayaa sheegeysa in Cali Guudlaawe uu geestay agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha gudaha ee dhowaan la magacaabay. Qoor Qoor ayaa sidoo…

EIGS leaders captured in northern Mali

In Mali on Tuesday (June 15), Nigerian and French soldiers, who led a joint reconnaissance operation, fought against jihadists from the Islamic State group in the Greater Sahara (EIGS). A Nigerian soldier was killed, another wounded and two French soldiers from the Barkhane force were also injured in this operation, according to…

Black series of drownings on the beaches of Dakar

The beaches are taken by storm with the hot weather. President Macky Sall described the "unacceptable" death of a dozen young people last weekend in Malika, on the outskirts of the capital. as reported from Dakar, Charlotte idrac The head of state asks the government and communities to take "urgent action". The Association of Lifeguards and Lifeguards has registered 36 deaths by drowning in less than a month. At a press conference on Wednesday, June 16, she demanded more resources to secure the beaches. At the end…

Kenya oo xanibaado kusoo rogtay qeybo ka mid ah Gedo – Caasi…

Beled-Xaawo (Axadle) – Afhayeenka Ciidanka Xoogga Dalka ee Gobolka Gedo, Korneyl Aadan Axmed Xirsi (Aadan Rufle) ayaa sheegay in Ciidanka Kenya ay weli dhibaatooyin ka wadaan Gobolka Gedo, ayna sidoo kale xanibaado kusoo rogeen qeybo ka mid ah gobolka. “Waxaan doonayaa ummadda Soomaaliyeed inaan la wadaagno dal iyo dibadba inaysan Kenya joojin dhibaatooyinkii ay ka waday Gobolka Gedo,” ayuu yiri Afhayeenka. Inkastoo Kenya ay Khamiistii dib u…

The United States was able to return troops to

According to the US press, the Pentagon is considering sending several dozen special forces to fight the Islamic Shebab terrorists. A decision that would abolish the sudden return of the 700 US troops permanently based in Somalia, until former President Trump decided on a total withdrawal in January. as reported from Nairobi,…