WAR CAD: Madaxweynaha Barcelona Ee Joan Laporta Oo Si Cad U Sheegay
Madaxweynaha kooxda Barcelona ee Joan Laporta ayaa si toos ah u caddeeyay in weeraryahanka kooxda ee Antoine Griezmann uu yahay mid suuqa laga heli karo oo iib ah.Kooxda Catalan-ka ah ayaa badhtamaha kaga jirta xaalad dhaqaale oo adag waxaana ay ku dhibtoonaysaa inay dirto qaar kamida ciyaaryahanadeeda si ay u xaqiijiyaan in loo diiwaan geliyo saxeexyada cusub sidoo kalena heshiis cusub uga saxeexdaan Lionel Messi.Griezmann ayaa ah ciyaaryahanka ugu muhiimsan ee ay doonayaan inay iska fasaxaan xagaagan sababtoo ah inuu…