Kylian Mbappe Oo Ku Laabtay Tababarka PSG & Go’aanka Mustaqbalkiisa Oo
Kylian Mbappe ayaa kusoo laabtay tababarka kooxdiisa Paris Saint-Germain kaddib fasax uu galay markii ay soo dhamaadeen ciyaaraha qaramada Yurub, waxaanu hadda isku diyaarinayaa xilli ciyaareedka cusub.Laacibkan ayaa sheegay in uu ku faraxsan yahay in uu dib ugu soo laabto kooxdiisa ka hor xilli ciyaareedka, iyadoo uu bartiisa bulshadana soo dhigay sawir uu dhoola-caddaynayo oo uu ku sugan yahay xarunta tababarka kooxdaas ee Camp des Loges, waxaase uu qorshihiisu yahay in kaliya xilli ciyaareedkiisii ugu dambeeyey uu ka…