RASMI: Alexander-Arnold Oo Heshiis Cusub Oo Waqti Dheer Ah U Saxeexay
Xiddiga Liverpool ee Trent Alexander-Arnold ayaa qalinka ku duugay heshiis cusub oo uu kooxdiisa u saxeexay oo socon doona illaa sannadka 2025-ka oo uu kula sii joogayo naadiga uu kulliyaddeeda kasoo baxay ee uu illaa yaraantii joogay.Trent Alexander-Arnold oo Liverpool u ciyaaray 179 kulan oo tan iyo markii uu kasoo baxay kulliyadda da’yarta sannadkii 2016, ayaa waxa uu Jurgen Klopp u damaanad qaaday in aanu marnaba ka walaacin mustaqbalkiisa, isagoo xaqiijiyey inuu ku faraxsan yahay kalsoonida kooxdu u hayso.Website-ka…