Iyadoo Qaawan Ayuu Bannaanka Uga Saaray Qolka Hotelkii Ay
Ryan Giggs ayaa fadeexado ku dhex jira xilli ay ku socoto dacwadda gacalisadiisii hore oo ay maxkamadda iskula jiraan.Halyeyga Manchester United ayaa hore loogu eedeeyey in uu dhaawacyo gaadhsiiyey xaaskiisii hore ee Kate Greville oo 36 jir ahayd, xilli ay ku sugnaayeen gurigooda ku yaallay Worsley, Greater Manchester markii ay taariikhdu ahayd November 1, sannadkii hore.Dhaawacyada uu gaadhsiiyey Kate Greville ayaa toddobaadyo kasii muuqanayay, waxaanay warbaahintu sawireen iyadoo wajiga nabarro kaga yaallaan kaddib maalmo…