Skip to content
Monday, November 23, 2026 12 Jumada al-Thaniyah 1448 AH Asr 15:10
Muqdisho 30°C
Degdeg Ukraine Says Russian Strikes on Kyiv Region Killed 15 People
Breaking News
Axadle
War Toos ah (Live Updates)

headline ka hore : Baydhabo: Warar Cusub oo Sheegaya Dhaqdhaqaaqyo Ciidan

Cusbooneysiin Toos ah Waxaa la cusbooneysiiyay 6 minutes ka hor

Live updates

  1. 📌 Key update

    Warar soo baxay ayaa sheegaya in ciidamo Daraawiish ah oo la safan Cabdicasiis Laftagareen lagu arkay agagaarka iyo qaybo ka mid ah Baydhabo. Waxaa sidoo kale la sheegay in ciidamada dowladda federaalku ay difaacyo ka samaysanayaan meelo ka mid ah magaalada. Faahfaahinta wararkan weli si madax-bannaan looma xaqiijin. Xogta hore: Dagaalladii ka dhacay Baydhabo iyo nawaaxigeeda ayaa barakic

Background

News intro Content: Warar soo baxay ayaa sheegaya in ciidamo Daraawiish ah oo la safan Cabdicasiis Laftagareen lagu arkay agagaarka iyo qaybo ka mid ah Baydhabo. Waxaa sidoo kale la sheegay in ciidamada dowladda federaalku ay difaacyo ka samaysanayaan meelo ka mid ah magaalada.

Faahfaahinta wararkan weli si madax-bannaan looma xaqiijin. Xogta hore: Dagaalladii ka dhacay Baydhabo iyo nawaaxigeeda ayaa barakiciya Bulshadda rayidka in kasto wali aan wax barakac laga soo sheegin Gudaha iyo Nawaaxiga Magaladdaba