Browsing Category

Somalia

Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.

Raysul wasaare Rooble oo xukuumad cusub caawa magacaabay

Ra’iisul wasaaraha xukumadda Faderaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa ku dhawaaqay liiska golihiisa xukumadda. Wasiirka qaarkood ayaa la soo celiyay,halka kuwa kalana isku shaandhayn lagu sameeyay. Wasiiradda qaarkood ayaa waayay xilalkoodii. Halkaan ka aqri Magacaabista Golaha Wasiiradda

Fanaanadii Saynab Xaaji Cali Baxsan oo Muqdisho ku

Allaha u naxariisto waxaa galabta magaalada Muqdisho ku geeriyootay Saynab Xaaji Cali Baxsan oo ahayd Fanaanad wayn oo aad looga yaqiin Gayiga Soomaalidu degto. Fanaanada ayaa waayihii ugu dambeeyay ku xanuunsanaysay magaalada Muqdisho, iyadoo mar dalka dibadiisa xaalad caafimaad loogu qaaday kadibna ay kusoo laabatay iyadoo caafimaad dareemaysay. Saynab Cali Baxsan oo fanka kusoo biirtay sanadkii 1964, ayaa kamid ahayd fanaaniinta dhinaca dumarka ah ee ugu horreeyey fanka…

Maxkamad xukuntay dhaqtarkii Muslimka ah ee diiday inuu gacan qaado haweeney

Dhaqtar Muslim ah ayaa loo diiday dhalashada Jarmalka kadib markii uu diiday inuu gacan qaado haweeney doonaysay in ay gudoonsiido shahaadadiisa. 39 jirkan u dhashay Lubnaan wuxuu qarka u fuulay inuu noqdo Jarmal ka dib markii uu 13 sano ku noolaa dalkaas, dhammaystay waxbarashadiisa caafimaadka iyo ka gudbida imtixaanka muwaadinimada oo ah kan ugu adag ee laga qaado qofka doonaya dhashada wadankaas. Laakiin waxa uu ku guuldareystay caqabaddii ugu dambeysay ka dib markii uu diiday in uu gacan qaado haweeneyda mas’uulka…

Haweenka qaxootiga ku ah Afrika oo ka cabanaya xadgudubyo ka

In ka badan 70% haweenka barakacayaasha ah iyo qaxootiga ku nool qaarada Afrika ayaa waxaa ku soo kordhay rabshadaha guriga ka dhaca ee ay kala kulmayaan raga inta lagu guda jiro safka faafa ee coronavirus, ayaa lagu ogaaday sahan la daabacay khamiistii. In ka badan kala bar 850 haween ah oo laga wareystay 15 dal oo Afrikaan ah ayaa sidoo kale soo sheegay in ay sii kordhayaan rabshadaha galmada ku dhowaad saddexdiiba mid ayaa lagula kacay guurka qasabka ah iyaga oo aan…

Guddiga gaadiidlayda gobolka Banaadir oo lagu eedaynayo in

Maamulka gobolka Banaadir ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu ku kala diray guddiga iskaashatooyinka  gaadiidlayda gobolka Banaadir ka dib markii lagu eedeeyey in ay ku milmeen waxa loogu yeero argagixisada. Afhayeenka Gobolka Banaadir Saalax Cumar Xasan Saalax dheere oo warbaahinta kula hadlay magaaladda Muqdisho ayaa sheegay in guddiga Iskaashatooyinka gaadiidlayda Gobolka Banaadir ay ku milmeen Al Shabaab sida uu hadalka u dhigay. Saalax Dheere oo aan shirkiisa jaraa’id…

Kenya oo waysay lacag dhan 4.64 bilyan oo ay ku raadinaysay

Dowladda Kenya ayaa Midowga Yurub iyo daneeyeyaasha kale waxa ay ka heshaa lacagta ay ku qaadato ciidamadeeda Soomaaliya kula dagaalamaya Al-Shabaab, sidda ay warsiday bogga afka dheer ee Business Daily. Inkasta oo dib u dhac uu ku yimid, kharashkan waxa ay ahayd in la bixiyo June, 2020. Sidda ay muujineyso xogta, lacagtan dhan 4.64 bilyan oo lacagta Kenyaanka ah ayaa waxaa ku jirta sarre u kac todoba boqolkiiba ah. Bixinta ayaa meesha ka saartey walaacii ahaa in dhaqaalaha loo yareyn doono sabab la xiriirta aafada ama…

Ku dhawaad 3.5 Milyan oo Haween ah oo kacabanaya Internet

Donatella Melis, waxaan ahay shaqaale mas'uul ka ah aagga suuqgeynta shirkad softerhouse ah oo xafiiskeedu ku yaal xarun ganacsi oo ku taal bartamaha magaalada Milan, waa qofka kaliya ee ka mid ah 10 shaqaale ee ka shaqeeya xafiiska tan iyo markii cudurka dilaaga ah ee coronavirus uu ka dilaacay, Milan, Italy, 24 Febraayo 2020. Xog baaris la sameeyay waxaa lagu ogaaday in dalka Talyaaniga haweenku aysan guryahooda ku helin isticmaalka adeegga Internet-ka oo sahla xiriirka baraha…

Taliye Xijaar oo xil badal iyo magacaabis ku sameeyay

Warqad kasoo baxday Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar waxaa isbadal lagu sameeyay saraakiil, ku xigeenno iyo xubno kale oo katirsan qaybta Booliiska. Taliye Xijaar ayaa sheegay in iyada oo la eegayo danta shaqada & baahida loo qabo in la dhameystiro howlaha adeegyada Booliiska lagu magacaabay saraakiisha oo ku hor qoran meelaha loo xilsaaray. Hoggaanka Ciidanka, Maaliyadda & Saadka ayaa warqadda lagu faray in ay ka gutaan…

Ehelka Dadka uu Trump u diiday Degenaashaha Mareykanka oo

Hogaamiyaha Mareykanka Donald Trump oo lagu xusuusto tallaabooyin go’aanno adag ku dheehan oo uu qaatay mudada uu xafiiska joogo ayaa haatan wajahaya loolan doorasho oo uu markale ku raadinayo hanashada 4-sano oo kale. Dadka Mareykanka ayaa ku kala qaybsan go’aamada uu qaatay Hogaamiyaha, qaarkood ayaa ku taageersan oo waxa ay ku tilmaameen in ay xal u yihiin dalka, halka qaar kale ay qabaan in dhibaato ku tahay dadka iyo sumcadda mareykanka. Caqabadda ugu weyn ee uu wajahayo…

Jowhar oo la geynayo Ciidamo dheeraad ah si loo adkeeyo

Wasiirka Amniga DG Hir-Shabeelle Maxamed Cabdiraxmaan khayre ayaa kulan looga xaajoonayay sugidda ammaanka deegaannada Hir-Shabeelle la yeeshay saraakiil ka kala tirsan QM, AMISOM & Militariga DFS. Kulankaan oo ka dhacay Magaalada Jowhar waxaa lagu soo bandhigay culeyska Doorashooyinka waqti ahaan isku beegan ee lagu dhimasho maamulka Hir-Shabeelle oo muddo xileedkiisu dhamaaday & tan lagu soo dooranayo Kuraasta Xildhibaannada iyo Senatarada Aqalka Sare BFS. Hoggaanka…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More