Browsing Category

Somalia

Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.

Hay’adaha ammaanka Puntland oo baaris ku bilaabay hub laga

War kasoo baxay Ciidamada ammaanka DG Puntland ayaa lagu xaqiijiyay in ciidanku gacanta ku dhigay hub si sharci darro ah looga keenay dalka oo qaab qarsoodi ah lagu doonayay in lagu geliyo deegaannada maamulkaas. Ciidanka PSF-ta ayaa sheegay howlgal dhanka badda ah oo ay ka fuliyeen xeebaha Laasqoray,Ceelaayo & Cadcado ay kusoo qabteen hubkaan oo aysan sheegin inta uu gaarsiisan yahay, nuucyadiisa iyo ujeedka laga lahaa. Baaris ayay sheegeen laamaha ammanka in ay ku…

Taliye Xijaar oo qiimeynaya sida Booliiska Soomaaliya uu ugu

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliya Gen. Cabdi Xasan Maxamed Xijaar & saraakiil kale oo katirsan ciidanka ayaa maanta kormeer qiimeyn Amni & shaqo ku tagaya Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta DG Galmudug. Saraakiil katirsan DG Galmudug ayaa Axadle u xaqiijiyay in ay diyaariyeen goobaha loogu talagalay in la dajiyo Taliye Xijaar iyo xubnaha la socda, iyaga oo tagaya xarumaha ciidanka ay ku howlgalaan. Taliyaha Booliiska Soomaaliya oo marar kala duwan isbadal ku…

several children killed in the attack on a school

At least six students aged 9 to 12 were killed and several others injured in a massacre committed at a school in Kumba, in the English-speaking region of the southwestern area on Saturday, October 24, according to the report, which was communicated in the evening. by the Cameroonian Prime Minister. It was a school day like any…

Hogaamiye Farmaajo oo isbedel ku sameeyay taliyaal ka

Hogaamiyaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamerd Cabdullaahi Farmaajo ayaa Isbedel ku sameeyay Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga dalka, isagoo kuwo Cusub magacaabay. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Hogaamiye Farmaajo ayaa waxaa xilka Taliye ku-xigeenka Ciidanka Xoogga dalka loogu magacaabay inuu noqdo Jeneraal Cabaas Amiin Cali oo hore u ahaa Taliyaha Ciidanka Dhulka. Hogaamiye Farmaajo ayaa sidoo kale taliyaha Ciidanka Dhulka u magacaabay Jeneraal Maxamed Tahliil…

Maxay yihiin qodobada Rooble fulintooda uu la kaashanayo

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo ka hor hadlaya golaha shacabka sabti 24 October 2020. Raysul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo maanta sabti ah Golaha Shacabka horgeeyey xubnaha cusub iyo Qorshaha Golaha Xukuumadda ayaa ka hadlay Qodobo ay mid yihiin qabsoomidda doorashooyinka, adkeynta amniga, horumarinta caddaaaladda, dowlad-wanaagga, kordhinta adeegyada aas-aasiga ah ee bulshada. Rooble ayaa…

Céni declares Alpha Condé selected in the first round

In Guinea, the Electoral Commission has just given the preliminary overall results of the presidential election. She declared outgoing President Alpha Condé elected in the first round with 59.49% of the vote. Opponent Cellou Dalein Diallo, who declared himself the winner of the presidential election before the results were announced, obtained 33.5% of the vote, according to the committee.…

Golaha Shacabka oo codka kalsoonida siiyay Xukuumadda RW

Raysul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble oo maanta hortay Golaha Shacabka BFS ayaa u gudbiyay qorshe howleedka xukuumaddiisa iyo ansixinta golaha uu magacaabay 19-kii bishaan. Fadhiga oo ay ku sugnaayeen Xildhibaanno gaaraya 188-mudane, waxa ay ugu horeyn dhageysteen hadal jeedinta Wasiirka Koowaad ee Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble. Raysul Wasaare Rooble ayaa sheegay in barnaamijka Xukuumaddiisa uu wax ka qabanayo dhinacyada Amniga, Doorashada, Xuquuqda Aadanaha,…

James Swan:-Qaramada Midoobay waxaa ka go’an sii wadista

Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arimaha Soomaaliya Ambsadoor James Swan ayaa maanta oo sabti shir jaraa’id warbaahinta ugu qabtay Aalada Fogaan araga ah ee Loo yaqaano ZOOMka waxa uuna ka hadlay dabaal daga maalinta caalamiga ah ee 24 October oo loo dabaal dago maalinta Qaramada midoobay ama  UNday, taas oo ka dhigan  aas-saaskii iyo axdigii Qaramada Midoobay ee sanadkii 1945. James Swan ayaa qaybaha hore ee shirkiisa jaraa’id waxa uu kaga…

The black work from Boualem Sansal

Since his first novel, published two decades ago, the Algerian Boualem Sansal has built from book to book a work of radical disagreement. Anger and creativity are the hallmarks of this fiction, which realistically testifies to the social, political, religious and economic drive of modern Algeria. In his new novel entitled Abraham or the Fifth Covenant, which just came out this fall, Sansal rewrites the Bible with its plot in the modern…

DFS oo sheegtay in ay dishay Xubno katirsan Al-Shabaab. –

DFS ayaa sheegtay in howlgal qorsheysan oo ka dhacay inta u dhaxeysa Degmooyinka Balcad & Afgooye oo ka kala tirsan Gobollada Shabeelaha Hoose & Shabeelaha dhexe ku dishay xubno katirsan Al-Shabaab. Warka Dowladda ayaa lagu sheegay in howlgalkaas ay fuliyeen Ciidamada gaarka ah u tababaran ee DANAB lagu dilay 6-ruux oo uu ku jiro Madaxa Maaliyadda Al-Shabaab ee Gobollada Shabeelooyinka oo lagu magacaabo Cabdiraxmaan Cabdalla (Abuu Ayman). Isla howlgalka inta uu socday…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More