Browsing Category

Somalia

Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.

voters or not, the displaced people of Kaya put their hopes in the vote

The campaign continues in Burkina Faso with a view to the presidential and legislative elections on Sunday 22 November. According to the UN, the country has about one million displaced people, of which almost half (more than 400,000) currently live in the north-central region, the Kaya region, about 100 kilometers from the capital. They will be able to vote where they are ... but not all. Reportage.…

Laftagareen oo xilka ka qaaday gudoomiyii gobolka

Hogaamiyaha Dowlad-goboleedka Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya Cabdicaziis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa xilka ka qaaday gudoomiyihii gobolka shabeellaha hoose Ibraahim Aadan Cali Najax waxa uuna magacaabay gudoomiyaha cusub ee golkaasi. Laftagareen ayaa gudoomiyaha gobolkaasi u magacaabay C/qaadir Sheekh Maxamed Nuur Siidi oo horay u soo noqday gudoomiyaha gobolka Shabeellaha hoose. Siidi ayaa lagu xasuustaa in uu gobolkaasi Al Shabaab kula galay dagaalo xooggan oo uu…

Xukumadda Abiy Ahmed oo ku faantay in ay magaaladda Alamata

Xukuumadda Raysul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa maanta sheegtay in ay qabsatay magaalo kale oo ku taal woqooyiga gobolka Tigray ka dib ku dhowaad laba toddobaad oo dagaal culus ka socday waqooyiga dalkaas kuna sii fiday wadanka dariska la ah ee Eritrea. Boqolaal ayaa ku dhimatay, ugu yaraan 20,000 oo qaxooti ah ayaa u cararay dalka Suudaan waxaana jira warbixino sheegaya xasuuqyo tan iyo markii uu Abiy amar ku bixiyay duqeymo xagga cirka ah iyo weerar dhulka ah oo lagu…

Ghana oo 60-sano Qaramada Midoobay ugu deeqday 78,000

Dowladda Ghana ayaa door wanaagsan ka qaadatay howlgalka Nabad ilaalinta Qaramada Midoobay, waxa ay safka hore kasoo gashay waddamada degdeg ah uga jawaaba marka loo baahdo Askar. Warbixin laga diyaariyay doorka Howlgalka Ciidamada Ghana oo lagu daabacay Peace FM Online waxaa lagu soo bandhigay waxyeelada gaartay, liiska dalalka Askartooda ay ku dhinteen howlgalka Nabad ilaalinta, waddamada ay tageen & tirada guud askarta ay dhiibtay. Waxaa lagu sheegay Warbixin ku saabsan…

Shil sababay Dhaawaca labo ruux oo ka dhacay Gobolka Mudug.

Gaari nuuca xamuulka qaada gaar ahaan (Biijii) (BG) ayaa shil ku galay inta u dhaxeysa Deegaannada Ceel-guula iyo afgaduudle oo katirsan Gobolka Mudug ee Dowlad Goboleedka Galmudug. Ceel-guula oo 100 KM dhinaca Koofur Bari uga jiheysan Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug, waxaana marar kala duwan ka dhacay shilalka gaadiidka nuucyadiisa kala duwan. Inta la xaqiijiyay labo ruux oo la socotay Gaariga shilka galay ayaa dhaawac halis ah oo u badan jab soo gaaray, halka…

Jaamacadda Manchester oo Ceerisay Saraakiil cunsuriyaysay

Dalka UK gaar ahaan Magaalada Manchester waxaa shaqada laga eryay saraakiil Cunsuriyaysay 19-jir Soomaali ah oo qaxooti ahaan ehelkiisa ay u tageen Ingiriiska, isla markaana wax ka barta Jaamacadda Manchester. Zac Aadan waxa ay weydiiyeen saraakiishaan in uu tusiyo aqoonsigiisa, kadib markii ay geeyeen gidaarka (Debriga) hoolka Fallowfield, waxaana laga qaaday sawirro ku faafay baraha bulshada oo sababay carada shaqada looga eryay saraakiishaan. Aadan ayaa sanadkiisa 1-aad…

Golaha Wakiilada DG Hir-Shabeelle oo qaatay talo uu soo

Madaxweynihii hore ee DG Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa horaantii bishaan wareysi uu bixiyay waxa uu uga hadlay dhibaatada heysata Dowlad Goboleedkaas oo ay ugu weyn tahay waqtiga doorashada oo ku beegan Doorashada Dowladda Federaalka. Baarlamaanka labaad ee maamulka Hir-Shabeelle ayaa maanta damacsan in sanad dheeraad ah ugu daraya maamulka cusub ee 11-ka November 2020 loo doortay Hogaamiyaha & ku xigeenkiisa. Qaar kamid ah Xildhibaannada Baarlamaanka DG…

“Muqdisho kama dhaceyso Doorasho aan lagu qanacsaneen”

Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo la hadlay TV-ga Universal ayaa sheegay in xubnaha mucaaradka aysan aqbaleyn in Muqdisho ay ka dhacdo doorasho aan lagu wada qanacsaneen. Warsame ayaa shaaciyay in hamiga Hogaamiye Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu yahay sidii uu markale dib ugu soo laaban lahaa kursiga sida uu hadalka u dhigay, balse dhabbaha uu u qaadayo ay tahay mid aan wanaagsaneen. Guddoomiyaha Xisbiga Wadajir ayaa  sheegay in qaylada xubnaha…

Maxaa looga hadlayaa fadhiga Golaha Shacabka BFS ee maanta?

Golaha Shacabka BFS ayaa maanta oo Isniin ah ku beegan 16-ka November 2020 waxa ay uga hadlayaan saddex ajende sida ku cad fariinta loo diray Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya. Qodobada maanta horyaalla Golaha Shaabka waxa ay kala yihiin: 1-U codeynta Xubnaha Guddiga Adeega garsoorka, xili ururka Qareennada Soomaaliyeed uu ku baaqay in uusan golohu ansixin, maadaama si sharciga baalmarsan ay ku magacaawday Xukuumaddii Xil-gaarsiinta 30/7/2020. 2-U codeynta xubnaha Guddiga…

Xog-hayaha ururka qareenada Soomaaliya oo GSH ka codsaday in

Garyaqaan Daahir Maxmed Cali (Carab)Xog-hayaha Ururka Qareenada Soomaaliyeed Isniinta oo ku beegan 16/11/2020’ waxaa lagu wadaa in Golaha shacabka ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya la horgeeyo Xubnahii Golaha adegga garsoorka oo sida sharciga baalmarsan ay ku magacaawday Xukuumaddii Xil-gaarsiinta 30/7/2020’ magacaabistaas waxay khilaafsaneed Dastuurka iyo Shuruucda kale ee dalka gaar ahaan qoddoka109A ee Dastuurka-KMG, iyo Qodobka 6aad ee sharciga dhisidda golaha adeegga garsoorka…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More