Browsing Category

Somalia

Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.

seven out of ten children are victims of school violence

Eight out of ten girls and seven out of ten boys aged 12 to 18 said they had been subjected to verbal, psychological, physical, financial violence or harassment at their school, according to a study just conducted by the UN Fund. for children (Unicef) of 6,000 students working in at least ten full-fledged municipalities. as…

Musharaxiinta Hogaamiyaha oo ka dalbaday Jubbaland iyo

Musharaxiinta Hogaamiyaha Soomaaliya oo maalintii labaad shir uga socda Muqdisho ayaa war saxaafadeed ay soo saareen waxay ku sheegeen baaritaan ay sameeyeen ay ku ogaadeen in liiska labada Guddi doorasho ee heer Federaal 3 ay soo gudbiyeen Puntland iyo Jubbaland ay ku jiraan xubno ka tirsan shaqaalaha rayidka maamuladaas. War saxaafadeedka ayaa loogu baaqay Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland in ay dib u eegis ku sameeyaan, isla markaana ay bedelaan xubnaha shaqaalaha…

Iran oo wacad ku martay In ay ka jawaabayso isku day kasta

Calanka Iran ayaa lagu sawiray meel u dhow gantaal inta lagu guda jiro dhoolatus militari, iyadoo ay ka qeyb qaadanayaan cutubyada difaaca cirka ee Iran, Iran Oktoobar 19, 2020. REUTERS Iran ayaa axadii wacad ku martay in ay ka adkaaneyso isku day kasta oo Israel ay ku dooneyso in ay ku waxyeeleyso doorkeeda Syria, iyadoo sheegtay in xilligii weerarada “ku dhufo ee ka dhaqaaq” ee Israel ay ka dhamaatay Suuriya, maalmo kadib markii Israel ay fulisay duqeymaha cirka oo ka dhacay…

Kulanka musharixiinta oo maanta looga doodayo guddiyada

Magaaladda Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya waxaa  maalintii 2aad ka socda shirka Wadatashiga ee Midowga Musharaxiinta Hogaamiyaha Soomaaliya, iyadoo shirka uu weli yahay mid albaabada u xiran oo saxaafadda kaliya loo ogol yahay in ay muuqaalo iyo sawirro ka qaataan ka hor inta aanay doodda bilaabin. Shirka waxaa ka qeyb galaya ilaaa 13musharax madaxweyne, waxaana maanta oo axada diiradda lagu saarayaa arrinta muranka weyn ka jirta ee guddiyada doorashada ee dowladda iyo…

Sacuudi Carabiya oo sheegtay in ay raadineyso wado lagu

Wasiirka arrimaha dibedda ee Sacuudi Carabiya ayaa sheegay in Riyaad ay raadineyso waddo lagu xalliyo khilaafka saddexda sano ah ee kala dhexeeya deriska Khaliijka ee Qatar. Amiir Faysal bin Farhan Al Saud oo ka hadlayey khilaafka Sabtidii ayaa sheegay in Sacuudi Carabiya ay wado dadaalo ay ku raadinayso waddo ay ku soo afjarto go’doominta lagu hayo Qatar, laakiin wuxuu intaas ku daray in ay weli ku xiran tahay shuruud ah in wax laga qabto arrimaha amniga. Muranka ayaa soo…

Ra’iisal Wasaare Rooble oo gaaray magaalada Baydhabo! –

Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xusseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhaw gaaray magaaalada Baydhabo ee xarunta KMG u maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Wafdiga Ra’iisal Wasaaraha oo waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Baydhabo ku soo dhaweeyay madaxweynaha  maamulka Koonfur Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, xubno ka tirsan laba gole ee maamulkiisa iyo qaybaha kala duwan ee bulshada magaaladda Baydhabo. Lama oga ujeedada rasmiga ah ee…

Digniin laga soo saaray duufaan ku soo wajahan dhulka

Dowladda Faderaalka Soomaaliya ayaa digniin ka soo saartay duufaan ku soo wajahan deegaanada dhaca Xeebaha, kaasoo ka imaanaya dhanka Badweynta Hindiya sida lagu cadeeyay qoraal ka soo baxay wasaaradda Gargaarka. War saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ayaa lagu sheegay in sida saadaashu sheegeyso in dabeylo laga yaabo in ay ku dhufato jihada waqooyi bari ee dalka, sidaas darteed xawaare u dhaxeysa 95-110 kiilometer ay saacadii jareyso…

Debretsion Gebremichael ninka magaciisu ku xardhan yahay

Wuxu ahaa dagaal yahan hore oo jabhad ah oo ka jara ciidamada Itoobiya isgaarsiinta, Debretsion Gebremichael haatanna wuxuu horseed ka yahay gaaal lagaga soo horjeedo xukuumadda Ra’isal Wasaare Abiy Ahmed oo ay ku diririyaan gacan ku haynta gobolka woqooyi ee Tigray oo lagu tilmaamay “ubucda” qarankaas. Debrestion waa hogaamiyaha xisbiga Tigray People’s Libration Front (TPLF) ee ka taliya gobolka Tigray ee ay sida lama filaanka ah isku seegeen Abiy. Isaga oo markaas uun…

“Hogaamiye Dhuujiska ka daa Doorashada” Xasan Sheekh

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Guddiyada Doorashada 20/21 ee heer federaal & heer Dowlad dhaliisha ka timid in aysan raad ku lahayn dimaanka dastuurka dalka ee lagu heshiiyay. Is qab-qabsiga siyaasadeed ee u dhaxeeya Dowladda Federaalka & Xisbiyada Mucaaradka ayuu ku sifeeyay in uu ka dhashay iska indha-tirka Dastuurka Dalka oo ah kan lagu kala dambeeyo ee xalka loo arkay. “Maanta waxa aan isku heysanaa Dowladda Federaalka ma ahan…

Baratanka Cabdi Xaashi & Xukuumadda Rooble! – Axadle

Cabdi Xaashi Cabdullaahi Guddoomiyaha sare & Maxamed Xuseen Rooble RW XFS Raysul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa 6-dii November 2020 magacaabay xubnaha Guddiga Doorashada Gobollada Waqooyi (Gobaladda Waqooyi) oo ka kooban 11-xubnood. Rooble ayaa soo xigtay qodobo dastuur & heshiiska heer Federaal & Dowlad Goboleedyada ee dhacay kahor iyo kadib ansixinta nuuca doorashada dalka oo ah mid dadban balse la kordhiyay ka qaybgalayaa iyo…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More