Browsing Category

Somalia

Somalia news, politics, security, diplomacy, and public affairs from Axadle, with breaking updates and analysis from Mogadishu and across the country.

Al-Shabaab oo weerar ku bilowday is-miidaamin ku

Gaalkacyo (Axadle) – Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar ku bilowday qarax is-miidaamin ah oo saaka aroortii hore dagaalyahanada Al-Shabaab ay ku qaadeen deegaanka Camaara ee gobolka koonfurta gobolka Mudug. Weerarka ayaa waxaa xigay dagaal toos ah oo u dhexmaray ciidamada dowladda iyo kuwa daaraawiishta Galmudug ee ku sugnaa deegaanka la weeraray oo ah mid istaraatiiji ah. Saraakiil ka tirsan milatariga Soomaaliya oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay inay khasaaro lixaad leh gaarsiiyeen…

Waa kuwan shanta qodob ee lagu inqilaabay

Shirkii ay Golaha Wadatashiga Qaran ee Soomaaliya ku yeesheen Caasimadda Muqdisho, 21-kii iyo 22-kii bishan, waxa ay ku heshiiyeen hab raaca doorashada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ee soo aaddan. Shirkaas ayey madaxda ku sheegeen in ay ku dhammaystirayaan go’aannadii midkii ay yeesheen 29-kii bishii June. Waxay sheegeen in kullankan ugu dambeeyay uu yahay mid ay si gaar ah ugu dhammaystirayaan habraacyada doorashada. Arrimaha ay…

Xog: DF oo XAMAR keentay SARAAKIISHA hoggaamisa

Muqdisho (Axadle) – Ilo-wareedyo amni oo lagu kalsoon yahay ayaa Axadle u sheegay in dowladda Soomaaliya ay Caasimadda Muqdisho keentay saraakiiahii hogaamineysay ciidamada Cabdrashiid Xasan Cabdinuur Janan.  Saraakiisha Muqdisho la keenay ayaa waxaa kamid ah Rashiid Bool, Cali Xasan Deer iyo saraakiil kale, waxaana tiradooda lagu sheegay 16 Sarkaal oo muhiim u ahaa howlgalka Cabdirashiid Janan.  Saraakiishaan oo laga soo dejiyay garoonka Aadan…

Gobaladda Waqooyi: Mas’uul soo jeediyey in waajib laga

Hargeysa (Axadle) – Xildhibaan Axmed Yaasiin oo kamid ah mudaneyaasha cusub ee golaha wakiilada Gobaladda Waqooyi ayaa guddoonka golaha ka dalbaday in la waajibiyo guursashada saddex xaas, islamarkaana lagu daro xeer hoosaadka golaha wakiilada Gobaladda Waqooyi. Xildhibaanka ayaa sheegay in xiligan soo jeedintiisa ay ku kooban tahay xildhibaanada Golaha Wakiilada, oo uu sheegay inuu ku filan yahay mushaarkooda, ayna horseed u noqon karaan bulshada…

Cabdirisaaq Maxamed oo xukun dheer lagu ridayey

Muqdisho (Caasmada Online) – Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ayaa maanta xukun 15-sano oo xabsi ciidan ah ku ridday nin lagu eedeeyay kala gudbinta lacagta, kamid noqoshada Al-Shabaab iyo Daacish. Ninkan oo lagu magacaabo Cabdirisaaq Maxamed Cabdi Jimcaale ayaa loo haystaa kamid ahaanshiyaha Al-shabaab iyo Daacish oo uu ka tirsanaa tan iyo sanadkii 2008. Tababarkiisii ugu horreeyay waxa uu ku soo qaatay magaalada Jilib, isaga oo qayb ka ahaa…

the last government of Blaise Compaoré soon to meet

The prosecutor for the High Court of Justice announces that the case is ready for sentencing after four years of suspension. as reported from Ouagadougou, Yaya BoudaniProsecuted for their alleged involvement in the repression of protesters against the amendment of Article 37 of the Constitution, the 34 members of the former…

Bougane Gueye Dany ordered the withdrawal of his posters

The great press chief and politician was called this Monday, August 23, to the central police station in Dakar. He received a letter from the head of state asking him to remove his advertising posters and urging Senegalese citizens to register on the ballot papers, five months before the municipal and departmental elections in January 2022.…

Wararkii ugu dambeeyey xiisadda Hiiraan iyo arrimo

Beledweyne (Caasmada Online)-Wararka aan ka heleyno magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxay sheegayaan in wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya Jenaraal Mukhtaar Xuseen Afrax oo ku sugan magaadaas uu galabta kulan gaar ah la qaatay Ugaaska beesha Xawaade, Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan. Wasiir Mukhtaar ayaa Ugaaska kala hadlay xal u helidda xiisadda ka laloosan gobolka Hiiraan, gaar ahaan magaalada Beledweyne, si looga baaqsado isku dhacyo…

Kulankii musharaxiinta iyo madax goboleedyada oo

Muqdisho (Caasmada Online) – Madaxda dowlad goboleedyada dalka ayaa caawa kulan gaar ah Muqdisho kula yeeshay Golaha Midowga Musharaxiinta oo ka horyimid habraacyadii doorashada ee shalay kasoo baxay shirkii golaha wadatashiga qaranka. Sida ay ogaatay Axadle, kulanka ayaa waxaa looga hadlay habraacyadii ay soo saareen Golaha Wadatashiga Qaranka iyo diidmadii Midowga Musharaxiinta ay ku wajaheen, kadib markii ay soo ifbaxday in awooda ugu weyn ee…

Mareykanka oo soo rogay cunaqabateyn ka dhalatay

Washington (Axadle) – Dowladda Mareykanka ayaa Isniintii cunaqabateyn kusoo rogtay Jeneral sare oo Eritrean ah oo “xadgudubyo darran oo xuquuqda aadanaha ah” gaystay intii uu socday dagaalka gobolka Tigray ee Ethiopia. Waaxda Maaliyadda Mareykanka ayaa sheegtay in ciidamada taliye Jeneral Filipos Woldeyohannes, oo ah madaxa shaqaalada ee ciidamada qaranka Eritrea, ay mas’uul ka yihiin “xasuuq, bililiqo, iyo xadgudubyo galmo.” “Ciidamada Eritrea…